More Articles
Talaado, September 13, 2016 (HOL) — Shir-madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed ay ka mid ahaayeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Isniin, September 12, 2016 (HOL) — Muslimiinta ku Nool Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia ee wadanka Mareykanka, ayaa maanta si weyn isugu soo baxay si ay Munaasabada Ciidul-Adxaa oo maanta billaabatay ugu dabaal-dagaan.
Axad, September 11, 2016 (HOL) — Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Somalia, ayaa soo saartay maanta amarro lagu xoojinayo Amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasoo ay ku sheegtay inaan lagu arki karin laga billaabo Maanta oo Axad ah - Askari hubeysan oo aan ka mid ahayn Laamaha ammaanka caasimadda loo xil-saaray.
Sabti, September 10, 2016 (HOL) — Wax-garad ay hor-kacayaan Imaam Maxamed Yuusuf Cali iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas C/lle, ayna ka mid ahaayeen; xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo kala jeeda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, ayaa maanta ka digay in qaab gacan-taag ah lagu dhiso maamulka labadan gobol.
Jimco, September 09, 2016 (HOL) — Guddoomiyaha Gobolka Meru ee uu Jaadka Kenya ka baxo, Peter Munya, ayaa ka hadlay Booqashadii uu dhawaan Magaalada Hargeysa ku Tagay, isagoo sheegay in uusan farogelin qaranimada dowlada Soomaaliya.
Khamiis, September 08, 2016 (HOL) — Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Dr. C/salaan Hadliye Cumar, ayaa maanta kaga Guddoomay Xafiiskiisa Nuqullo ka mid ah; Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Safiirka Cusub ee Dowladda Jabuuti u Qaabilsan Soomaaliya, Aden Hassan Aden.