More Articles
Arbaco, Oktober 05, 2016 (HOL)-Raisul wasaarihii hore ee Portugal, Antรณnio Guterres ayaa lagu wadaa inuu noqdo xog-hayaha guud ee QM ee xiga.
Warkii oo dhan
Talaado, Oktoobar 04, 2016 (HOL) โ Wajigii saddexaad tababar ay ka Qayb-qaadanayaan dhallinyaro ka kala yimid degmooyinka gobolka Hiiraan, ayaa maanta ka furmay Degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Isniin, Oktoobar 03, 2016 (HOL) โ Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in koox ka wadda tirsan Al-shabaab iska-horimaad ku Dhax-maray deegaan lagu magacaabo Shaw oo qiyaastii 30km u jira degmada Jalalaqsi.
Axad, Oktoobar 02, 2016 (HOL) โ Warar kala duwan, ayaa ka soo baxaya kulan maanta Dhax-maray wafdi uu horkacayay ra'iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Cumar Carte oo maalintii shalay gaaray magaalada Beledweyne iyo duubabka dhaqanka uu horkacayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Sabti, Oktoobar 01, 2016 (HOL) โBannaanbax weyn oo looga soo horjeedo xadhig ciidanka ammaanka Somaliland ay u geysteen macallin wax ka dhiga iskuul ku yaalla Degmada Xuddun oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa Maanta ka dhacay degmadaas.
Jimco, September 30, 2016 (HOL) โ Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa Shalay Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota, isagoo horay ula kulmay Jaaliyadda Soomaalida eek Magaaladda Seattle-Washington.