5/27/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, December 16, 2012

Axad, December 16, 2012 (HOL) — Mudaharaad balaadhan, ayaa ilaa maanta ka socday xaafaddo ka tirsan magaaladda Hargeysa, gaar ahaan waqooyiga magaaladda, kuwaas oo diidan kala bedel lagu sameeyey xildhibaanaddii soo baxay ee golaha deegaanka, kuwaas oo xildhibaankii ay taageerayeen oo soo baxay lagu bedelay xidhibaanno kale oo marki hore la sheegay inay hadheen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 15, 2012

Sabti, December 15, 2012 (HOL) — Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 15 guddi-hoosaad ee baarlamaanka kuwaasoo howshoodu noqon doonto la xisaabtanka hay'adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya ay ka kooban tahay.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, December 14, 2012

Jimco, December 14, 2012 (HOL) — Ugu laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay 10- qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari walaxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay agagaarka isgoyska shaqaalaha ee waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 13, 2012

Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta dhameystiray xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, isagoo magacaabay shan wasiir u dowle iyo 20-wasiir ku xigeen.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, December 12, 2012

Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho iyagoo kulan la yeeshay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ay uga hadleen safarka ay ku yimaadeen Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 11, 2012

Talaado, December 11, 2012 (HOL) — Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su'aalo weydiiyay ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiiradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wasiirka Gaashaandhigga, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi.

Warkii oo dhan




Contact: [email protected]