6/5/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 8, 2013

Jimco, February 08, 2013(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xaaladda magaaladaas ay aad u kacsan tahay kaddib markii ay la weeraray hotel uu magaalada Baydhabo ka deganaa guddoomiyaha cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacawday Gobolka Bay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 7, 2013

Khamiis, Feberaayo 07, 2013 (HOL) — Xukuumadda Ingiriiska ayaa sheegtay in koox yar oo ciidamadeeda ka mid ah ay u dirayso Soomaaliya taasoo billow u ah iskaashi dhinaca milateriga ah oo ay la yeelanayso dalal ay ku jirto Soomaaliya.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 6, 2013

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (OIC) oo ka furmay caasimadda Qaahira.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 5, 2013

Talaado, Feberaayo 05, 2013 (HOL) —Qarax xooggan ayaa gudaha magaalada Baydhabo lagula eegtay askar katirsan ciidamada Itoobiya xilli ay marayeen bartamaha magaalada gaar ahaan halka loo yaqaan afar-irdoodka.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 4, 2013

Isniin, February 04, 2013(HOL): Waxaa magaalada London, gaar ahaan xafiiska ra’iisal Wasaaraha Britain ee Number 10 ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 3, 2013

Axad, February 03, 2013 (HOL) - Ururka kubadda kulayga ee adduunka (FIBA) ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegeen in Ciyaarhanka Soomaaliyeed Faisal Jama Adan uu jabiyey recorkii dhibcaha ugu badan ee hal ciyaar horayna uu dhigay Oscar Schmidt oo ah nin Brazil ah ciyaarihii Olympics ee lagu qabtay magaalada Seoul ee W. Korea sannadkii 1988.

Warkii oo dhan




Contact: [email protected]