More Articles
Isniin, Janaayo, 16, 2017 (HOL) โ Wararka naga soo gaaray deegaanka lagu magacaabo Af-Urur ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada Puntland iyo xogagga Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Axad, Janaayo, 15, 2017 (HOL)-Waxaa sii kordhaya tirada dadkii rayidka ahaa ee ku dhintay gadiid kuwa rakaabka oo ah gadiidka ciidamada AMISOM ku jireen deegaanka Calamada ee duleedka magaalada Muqdisho.
Sabti, Janaayo, 14, 2017 (HOL) โ Wasiiru-dowlaha wasaarrada arrimaha dibada xukuumada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali ayaa warbaahinta u sheegay in mudo dheer shaqaalaha dowladda iyo ciidamada wax mishaar ah qaadan isaga oo eedeyn u jeediyay masโuuliyiinta sare ee Qaranka.
Jimco, Janaayo, 13, 2017 (HOL) โ Inkastoo magaalada caasimada ee Muqdisho amnigeeda siweyn loo sugayo ayaa hadana dhinaca kale waxaa wali jira qaraxyada iyo dilal ay geysanayaan kooxo aan la garaneyn.
Khamiis, Janaayo, 12, 2017 (HOL) - Labo maalmood oo siweyn isha loogu wada hayay ayeey aheyd doorashada guddoonka baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya oo marka la eego sida ay ku soo dhamaatay aad uga xiiso badneyd doorashooyinkii ka horeeyay.
Arbaco, Janaayo, 11, 2017 (HOL) - Qof rayid ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Bam fiidnimadii caawa lagu weeraray goob maqaayad ah xaafadda Xaawo Taako ee magaaalada Beledweyne.
Talaado, Janaayo, 10, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaannada uu ka arimiyo maamulka.