4/21/2021
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, April 12, 2014

Sabti, Abriil 12, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 11, 2014

Jimco, Abriil 11, 2014 (HOL) — Diyaar-garow ku aadan soo dhaweynta ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sh. Axmed Maxamed ayaa laga dareemayaa magaalada Kismaayo oo xarun u ah gobolka Jubbada Hoose, iyadoo maanta boqollaal dadweeyne ah oo isugu jira rag iyo dumar ay isugu soo baxeen fagaaraha weyn ee beerta xoriyadda ee bartamaha magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 10, 2014

Khamiis, Abriil 10, 2014 (HOL) — Suuqa degmada Baydhabo ayaa xalay gubtay, iyadoo ay hanti fara badan ay ku gubatay halkaas, waxaana mas’uuliyiinta gobolka Bay iyo kuwa ururka ganacsatada ayaa sheegay in la caawiyo dadkii ay hantidu ka gubatay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 9, 2014

Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo dajiyay 81-qof oo laga soo duuliyay dalka Kenya, kuwaasoo ka mid ahaa kumannaan Soomaali ah oo lagu xirxiray howlgalladii ka socday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 8, 2014

Talaado, Abriil 08, 2014 (HOL) — Kumannaan ruux oo Soomaali ah ayaa lagu hayaa garoonka kubadda cagta ee Kasarani oo ku yaalla magaalada Nairobi, kuwaasoo laga soo qabqabtay xaafadda Islii oo ay daggan yihiin Soomaalida.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 7, 2014

Isniin, Abriil 07, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dil laba sarkaal oo reer galbeed ah una shaqeynayay Qaramada Midoobay loogu geystay maanta garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]