More Articles
Isniin, March 03, 2014 (HOL) - Kulan qaylo dhaan ah oo ay soo abaabuleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ,laguna dalbanayay in xabsiga laga sii daayo Madaxwaynihii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Max'ed Adan Tiicey Habeenkii Sabtiga lagu qabtay Hallka Safari ee magaalada Minneapolis.
Warkii oo dhan
Axad, Maarso 02, 2014 (HOL) — Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ayaa ka mid noqotay saraakiisha booliiska magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota, iyadoo sheegtay inay ku faraxsan tahay inay ka mid noqoto saraakiisha booliiska magaaladaas.
Sabti, Maarso 01, 2014 (HOL) — Cutubyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta duleedyada degmada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud ka sameystay fariisimo ciidan.
Jimco, Feberaayo 28, 2014 (HOL) — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeelanaya toddobaadka soo socda ammaanka Somalia iyo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo dowladda Somalia ka caawinaya dagaalka ay kula jirto Al-shabaab.
Khamiis, Feberaayo 27, 2014 (HOL) — Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud maanta oo Khamiis ah ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho loo magacaabay Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo horay u ahaa guddoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.