8/21/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 24, 2012

Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta ku eg-tahay qabashada araajida murashaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 23, 2012

Khamiis, Ogoosto 23, 2012 (HOL) — Hoggaamiye sare oo Al-shabaab ka tirsan ayaa ku dhawaaqay inay la dagaalamayaan dowladda cusub ee Soomaaliya loo dhisayo, isagoo sheegay inay u arkaan mid shisheeyuhu sameysteen ayna doonayaan inay ku fushadaan danahooda gaarka ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 22, 2012

Arbaco, Ogoosto 22, 2012 (HOL) — Maydka ra'iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi oo xanuun dhinaca caloosha ah ugu dhintay dalka Belgium ayaa xalay la geeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya inkastoo aan weli la shaacin xilliga la aasayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 21, 2012

Talaado, Ogoosto 21, 2012 (HOL) — Kulankii ay maanta ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya xarunta gaadiidka booliiska oo uu shir guddoomiye ka ahaa guddoomiyaha KMG ah, Jen. Muuse Xasan ayaa waxay cod aqlabiyad ku ogolaadeen guddiga doorsahada guddoomiyaha iyo ku xigeennadiisa oo ka kooban 15-xubnood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 20, 2012

Isniin, August 20, 2012(HOL): Sidii aad kula socoteen wararkeennii hore waxaa hool ku yaalla garoonka diyaaradaha Muqdisho ka socotay dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasi oo tiradoodu dhammeyd 211 Mudane, waxaana dhaarintaas kaddib guddoomiye kumeel gaar ah loo doortay Muuse Xasan Cabdulle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 19, 2012

Axad, August 19, 2012 (HOL) - Kumannaan Soomaali ah ayaa maanta isugu soo baxay salaadii ciida, goobo kala duwan oo ka mid ah dalka Kenya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]