More Articles
Jimco, April, 28, 2017 (HOL) -Xildhibaan Maxamuud Abukaate, ayaa caawa ka badbaaday Qarax lagula eegtay meel u dhow xaruunta degmadda Hodan ee Magaalladda Muqdishu.
Warkii oo dhan
Khamiis, April, 27, 2017 (HOL) -Ciidamo ajnabi ah oo la socdeen kuwa maamulka Jubbaland ayaa maanta qarax lala eegtay dulleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Arbaco, April, 26, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa gallinkii danbe ee maanta kula kulmay Qasriga madaxtooyada dalkaas ee magaalada Ankara dhigiisa Recep Tayyib Erdogan
Talaado, April, 25, 2017 (HOL) โ Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada Qaran ee Soomaaliya ee dhawaan ay isku raaceen dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka.
Isniin, April, 24, 2017 (HOL) -Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka
Axad, April, 23, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalkii ugu horeeyay ee dalka gudihiisa ku tagay magaalada Baydhabo ayaa sheegay sababta safarkiisa iyo waxa uu u doortay in uu Baydhabo ka bilaabo.