More Articles
Talaado, September, 19, 2017 (HOL) --Raโiisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay wasiirka Arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov iyo madax kale oo dowladaasi ka tirsan.
Warkii oo dhan
Isniin, September, 18, 2017 (HOL) โ Tuulada lagu magacaabo Garaash oo qiyaastii 4-KM dhinaca Koonfureed uga beegan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa galabta shil gaari oo ka dhacay waxaa ku dhintay saddex ruux.
Axad, September, 17, 2017 (HOL) โ Raโiisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo maanta booqday xarunta Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Sugaanta eemagaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan dad ka soo horjeeda hormarka umadda Soomaaliyeed iyo dowladda intaba ku tallaabsadeen.
Sabti, September, 16, 2017 (HOL) โ Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho caawa ka dhacday degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.
Jimco, September, 15, 2017 (HOL) โ Waxaa goor dhaw maanta ah gaaray magaalada Jowhar wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka kuwaa oo la filayo in maalinta berri ah goob joog u ahaadaan doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.
Khamiis, September, 14, 2017 (HOL) Wasiirka u hadlay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in boqolaal Soomaali ah lagu lalaayay sida uu hadalka u dhigay xuduuda u dhexeysa Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Oromada.