More Articles
Arbaco, October, 25, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska ee Cidiamada ka jooga Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Talaado, October, 24, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qeyb ka ah safarka uu ku marayo wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya goor dhaw ku tagay dalka Jabuuti.
Isniin, October, 23, 2017 (HOL) - Raโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo magaalada Jowhar uga qeybgalay munaasabada caleemo saarka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo hadal qaaday khilaafka DF iyo maamul gobolleedyada.
Axad, October, 22, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u dhoofay magaaalada Kampala ee dalka Uganda socdaal qeyb ka ah safar uu ku tagi doono qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Sabti, October, 21, 2017 (HOL) -- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ay ka wadaan diyaar garoow la xiriira dagaal ka dhan ah Al-shabaab
Jimco, October, 20, 2017 (HOL) โ Shir jaraaโid oo goor dhaw Isgoyska Zoobe ay ku qabteen masโuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay tira koobka rasmiga ah khasaarihii ka dhashay Qaraxii 14kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe.