5/27/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 8, 2014

Arbaco, Janaayo 08, 2014 (HOL) — Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacday doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland, xilalkaas oo ay kusoo kala baxeen madaxweynaha cusub ee Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 7, 2014

Talaado, Janaayo 07, 2014 (HOL) — Munaasabad lagu dhaariyay isla markaana ay xilka si toos ah ula wareegeen duqa Minneapolis iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa ka dhacday xarunta madaxtooyada magaaladaasi.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 6, 2014

Isniin, Janaayo 06, 2014 (HOL)— Guddiga doorashada ee Puntland ayaa goor dhow shaaciyey magacyada murashaxiinta ka qayb gelaya doorashada madaxtinimada ee u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland shanta sano ee soo socota.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 5, 2014

Axad, Janaayo 05, 2014 (HOL) — Xaflad lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Shiikh Axmed oo ay ka qayb galeen shacab aad aad u fara badan ayaa lagu qabtay Minneapolis Convention Center ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 4, 2014

Sabti, Janaayo 04, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay, iyagoo kawada hadlay xiriirka u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]