7/17/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 4, 2013

Isniin, March 04, 2013 (HOL) - Uhuru Kenyatta oo hogaamiya isbahaysiga Jubilee ayaa ku horreeya codadka ilaa iyo haatan la tiriyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 3, 2013

Axad, Maarso 03, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta khudbad uu kaga warbixinayay waxyaabihii u qabsoomay muddada 100-ka maalmood ah ee ay xukuumaddiisu shaqeynayso ka horjeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 2, 2013

Sabti, Maarso 02, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka Somalia isagoo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay munaasabad loogu talo-galay in lagu furo kalfadhigan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 1, 2013

Jimco, Maarso 01, 2013 (HOL) — Laba qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay maqaayad ku taal xeebta Liido oo lagu magacaabo Indian Ocean iyadoona qaraxyadaasi ay sababeen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 28, 2013

Khamiis, Feberaayo 28, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xasaasi ah kula qaatay villa Somalia 60-garsorayaal oo ka kala socday maxkamadda sare, maxkamadda dhexe iyo maxkamadda gobolka Banaadir. Kulankaas oo looga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa garsoorka oo qayb ka ah lixda tiir siyaasadeed ee dowladdu ay ku shaqeynayso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 27, 2013

Arbaco, Feberaayo 27, 2013 (HOL) — Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun ku ridey dad ku eedeysnaa in ay ka danbeeyeen dilkii Sheekh/Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo kamid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]