9/18/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Isniin, May 13, 2013

Isniin, May 13, 2013 (HOL) — Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Timo cad) ayaa gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku eedeeyey inuu kulan hoose oo aanu awood u lahayn magaaladda Birmingham kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 12, 2013

Axad, May 12, 2013 (HOL) - Maalin kaddib markii uu xilka la wareegay taliyaha cusub ee booliiska Soonaaliya, Jen. C/karii Daahir Siciid (Saacid) ayuu ballanqaaday inuu adkayn doono amniga dalka, gaar ahaa caasimadda iyo gobollada kale ee ay dowladdu gacanta ku hayso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 11, 2013

Sabti, May 11, 2013(HOL)—Waxaa maalintii labaad ka socda xarunta International Coffee Organization shir looga hadlayo hawlaha ay AMISOM ka waddo Soomaaliya iyo sida ay qurba joogta soomaaliyeed uga faa,ideysan karaan fursadaha shaqo iyo sidii ay dalkooda wax ugu qaban lahaayeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 10, 2013

Jimco, May 11, 2013(HOL)—Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu caawa la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham oo isugu yimid in ay dhegeystaan khudbadda madaxweynaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 9, 2013

Khamiis, May 9, 2013 (HOL) - Amison ayaa maanta wadatashi la yeelatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 8, 2013

Arboco, May 8, 2013 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan la filayaa in kulan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]