9/23/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Jimco, May 18, 2012

Jimco, May 18, 2012 (HOL)- sanad guuradii 21aad ee ka soo wareegtay markii somaliland ka go’day soomaaliya inteedda kale 18 May 1991kii, ayaa maanta si weyn looga dabaal degay magaalooyinka waaweyn ee somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 17, 2012

Khamiis, May 17, 2012 (HOL) — Hadal uu danjire Ingiriiska ee Qaramada Midoobay, Philip Parham ka jeediyay shirkii golaha ammaanka ee Ummadaha Midoobay ay kaga hadleen Soomaaliya ayaa soo jeediyay in mudnaanta koowaad la siiyo geeddi-socodka siyaasadda dalka Soomaaliya, isagoo u digay kuwa doonaya inay carqaladeeyaan geeddi-socodka nabadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 16, 2012

Arbaco, May 16, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin kara dhameystirka nidaamka qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG ah ka hor bisha Ogoosto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 15, 2012

Talaado, May 15, 2012(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo khudbaddiisana ay dhinacyo badan taabaneysay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 14, 2012

Isniin, May 14, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Maerykanka uga qaybgalaya shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]