11/18/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 19, 2012

Halyeyga Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi ayaa si weyn loogu soo dhaweeye magaalada London. Waxaa warbixintaan magaalada London nooga soo diray Ibrahim Baafo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 18, 2012

Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka hadlay eedeymaha loosoo jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee la xiriira lunsashada hantida Qaran.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 17, 2012

Talaado, July 17, 2012 (HOL) — Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada DKMG ah iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka socda duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo dadka ku sugan degmadaas ay walaac ka muujinayaan dagaallada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 16, 2012

Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Maxamuud Cabdi Ibraahim (Garweyne) oo ka mid ahaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya horayna u soo noqday wasiir ayaa ku dhintay qarax maanta oo Isniin ah ka dhacay degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir; iyadoo qaraxaas ay ku dhaawacmeen sideed qof oo laba ka mid ah ay la saarnaayeen gaariga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 15, 2012

Axad, July 15, 2012 (HOL) - Kooxda Baarista (Monitoring Group) oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xilsaartay baarista qaabka loo maamulay dhaqaalaha soo gala dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa warbixin hordhac ah oo laga helay ku eedesay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya inay lunsadeen hanti gaareysa 131-milyan oo doollar.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]