7/18/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, April 11, 2013

Khamiis, April 11, 2013(HOL)—Waxaa ay ahayd habeen ay si weyn u wada sugayeen dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota in ay ka soo qeybgalaan bandhigga buugga ka hadlaya nolosha Drs. Xaawo Cabdi, oo ah haweenay u dhaqdhaqaaqda xaquuqda aadanaha, tobonaankii sano ee ay dagaalladu ka socdeen Soomaaliyana ka shaqeynaysay daryeelka dadka ku waxyeeloobay saameynta colaadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 10, 2013

Arbaco, Abriil 10, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballanqaaday in ay ula dagaalami doonaan ciidamada geysta kufsiga iyo dhaca sida ay ula dagaalamaan Al-shabaab, isagoo qiray in kooxo yar oo ciidamo ka mid ah kuwa dowladda ay kufsi iyo dhac u geystaan shacabka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 9, 2013

Xaflad ay kasoo qayb-galeen in ka badan 11 madaxweyne oo ka socda qaarada Afrika ayaa lagu caleema saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 8, 2013

Isniin, Abriil 08, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan waqti dheer qaatay la yeeshay maanta ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailamariam Desalegn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 7, 2013

Axad, Abriil 07, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Norway ayaa waxay kulammo isugu jira wadatashi iyo kuwo howleed la qaateen hay’adda NDI oo taageerta baarlamaanka Soomaaliyad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 6, 2013

Sabti, Abriil 06, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay maanta oo Sabti ah magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]