More Articles
Khamiis, Maarso, 07, 2019 (HOL)- Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii dad ka badan ay ku dhinteen ee 22-12-2018 ka dhacay Tiyaatarka Qaranka iyo agagaarka Taalada Daljirka iyo weeraro dhowr ah oo ka dhacay magalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Arbaco, Maarso, 06, 2019 (HOL)- War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.
Talaado, Maarso, 05, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Abiy Ahmed ayaa gaaray goor dhaw magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaa oo maalinta berri ah wada hadal ku yeelan doonaan dhiggooda Uhuru Kenyatta.
Isniin, Marso, 04, 2019 (HOL) โ Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey ayaa sheegay in shaqsi ahaan iyo masโuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka soo dhaweynayaan goโaanka ay dowladda Soomaaliya uga joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay maamulka Galmudug.
Axad, Marso, 03, 2019 (HOL)- Dadka deegaanka Xawaadley oo hoostagta degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa dhigay dibadbax rabashado watay oo ay uga soo horjeedeen dilka wiil yar oo 8 sano jir ahaa oo ka tirsanaa dadka deegaanka.