More Articles
Kenya: The Somalia Government has declared support for the ongoing security crackdown in Kenya but called for humane treatment of those arrested. Somalia ambassador to Kenya, Mohamed Ali Nur said his country supports deportation of illegal migrants, but opposed any attempts to treat all Somalis as suspects.
Full Story
Jimco, Abriil 11, 2014 (HOL) โ Diyaar-garow ku aadan soo dhaweynta raโiisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sh. Axmed Maxamed ayaa laga dareemayaa magaalada Kismaayo oo xarun u ah gobolka Jubbada Hoose, iyadoo maanta boqollaal dadweeyne ah oo isugu jira rag iyo dumar ay isugu soo baxeen fagaaraha weyn ee beerta xoriyadda ee bartamaha magaalada Kismaayo.
Warkii oo dhan
Somali Football Federation has urged Kenyan authorities to unconditionally release its U-20 international and Kenyaโs AFC leopardsโ striker Sadiq Abdulqader Mahmoud who was arrested by Kenyan police as he left his apartment to watch the Champions league Atletico Madrid Barcelona clash.
Khamiis, Abriil 10, 2014 (HOL) โ Suuqa degmada Baydhabo ayaa xalay gubtay, iyadoo ay hanti fara badan ay ku gubatay halkaas, waxaana masโuuliyiinta gobolka Bay iyo kuwa ururka ganacsatada ayaa sheegay in la caawiyo dadkii ay hantidu ka gubatay.
Losing loved ones to gun violence isnโt unusual for many Somali-Americans, a community uprooted by a civil war that claimed hundreds of thousands of lives, tore their homeland apart and displaced millions.
A Somali government regional official has died after explosive device thought to have been concealed in his car went off on Wednesday.
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) โ Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo dajiyay 81-qof oo laga soo duuliyay dalka Kenya, kuwaasoo ka mid ahaa kumannaan Soomaali ah oo lagu xirxiray howlgalladii ka socday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Galkayo (HOL) - The United Nations has on Tuesday airlifted the bodies of two of its officials who were shot dead at the Galkayo airport yesterday.
Talaado, Abriil 08, 2014 (HOL) โ Kumannaan ruux oo Soomaali ah ayaa lagu hayaa garoonka kubadda cagta ee Kasarani oo ku yaalla magaalada Nairobi, kuwaasoo laga soo qabqabtay xaafadda Islii oo ay daggan yihiin Soomaalida.
Isniin, Abriil 07, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dil laba sarkaal oo reer galbeed ah una shaqeynayay Qaramada Midoobay loogu geystay maanta garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.
Mogadishu (HOL) - The United Nations is mourning for the death of two consultants working for the United Nations Office on Drugs and Crime who have been shot dead on Monday at the airport of Galkayo city which is about 750 kilometres north of the capital Mogadishu.
Axad, Abriil 06, 2014 (HOL) โ Tartanka xisbiga dimuqraadiga uu kusoo bixi lahaa ruuxa u matalaya xisbiga dimuqraadiga kursiga xaafadda 60B ayaanay jirin cid ku guuleysatay, iyadoo tartanka uu u dhexeeyay, Phyllis Kahn oo ahayd haweenay 42-sano kursiga baarlamaanka gobolka Minnesota kasoo galaysay xaafadda 60B oo ay deggen yihiin Somali fara badan iyo Maxamuud Nuur oo ah musharax Soomaali ah; dhawaanna ku guuleystay kursi golaha maamula iskuulada Minneapolis.