More Articles
Mogadishu (HOL) - The body of General Mohamed Hassan, the late Police Commander who died suddenly as a result of a heart attack on Thursday afternoon, was finally put to rest in Mogadishu this afternoon.
Full Story
Sabti, November 01, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ahna ku simaha madaxweynaha dalka, ayaa sheegay inuu taageeray goโaanka xukuumadda Soomaaliya ee la xiriira in la ballaariyo dadaallada ku aaddan in gogosha shirka dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ee Baydhabo ka socda uu noqdo mid loo dhan yahay.
Warkii oo dhan
At least one person was killed and two others wounded on Saturday in a car bombing in Somalia's capital Mogadishu, police said.
Jimco, Oktoobar 31, 2014 (HOL) โ Kulan looga hadlayay xaaladda amni ee xaafadaha Somalidu ka dagan yihiin Minneapolis ayaa xalay lagu qaybtay xarunta Breint Cole Ctr, iyadoo kulanka ay kasoo qayb-galeen duqa magaalada Minneapolis, Betsy Hodges iyo taliyaha booliiska Minneapolis, Janee Harteau, iyadoo dadweynihii kulanka kasoo qayb-galay ay weydiiyeen masโuuliyiintan suโaalo la xariira amniga iyo horumarinta xaafadaha; waxayna suโaalahaas ka siiyeen shacabka jawaabo ay ku qanceen.
Mogadishu (HOL) - At least 40 people were arrested, including a businessmen and medical doctors, for the death of Somali Police Chief Gen. Mohamed Hassan who suddenly died yesterday.
MOGADISHU, Oct. 30 (Xinhua) -- The Somali police commissioner Gen. Mohamed Sheikh Hassan Ismail died in the country's capital Mogadishu after he was rushed to a hospital by his aides, officials confirmed Thursday.
Khamiiis, Oktoobar 30, 2014 (HOL) โ Waxaa isbitaalka Ummadda ee Muqdisho goor-dhow ku geeriyooday taliyihii booliiska Soomaaliya, Jen Maxamed Xasan Ismaaciil, iyadoo loo magacaabay guddi waasiirro ah oo baaris kusoo sameeya geeridiisa oo ahayd mid kadis ah.
Arbaco, Oktoobar 29, 2014 (HOL) โ Madaxda Somalia, sida madaxweyne Xasan Sheekh, raโiisul wasaare C/weli Sh. Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Cismaan (Jawaari) ayaa maanta si wadajir ah kulan ula yeeshay xoghayaha guud ee QM, Ban Ki-Moon iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo booqasho saacado qaadatay ku yimid Muqdisho.
Garissa โ Somali author Abdisaid Abdi Ismail has come under intense scrutiny after publishing a Somali language book titled "The Rule of Apostasy in Islam: Is it True?" in which he argues that there is no religious justification for killing people for apostasy.
Talaado, Oktoobar 28, 2014 (HOL) โ Ciidanka booliiska dekedda Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay kunteenar ay ku jiraan waxyaabaha qaraxa iyo qalabka ciidamada sida dhar iyo kabo ciidan, iyadoo la qabtay xilli la doonayay in laga bixiyo dekedda Muqdisho.
The EU will launch a patrol mission in the Mediterranean on Saturday amid warnings the number of boat migrant deaths could rise with Italy mulling pulling the plug on its own rescue mission.
Isniin, Oktoobar 27, 2014 (HOL) โ Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen gabbal-dhicii maanta uuna shir-guddoominayay raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayay kaga doodeen arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin; ammaanka dalka, miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2015-ka, iyagoo isla kulan warbixin kaga dhageystay hanti-dhowrka guud ee Qaranka.