More Articles
Talaado, May 19, 2015 (HOL) โ Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Warbixin cusub oo uu maanta soo saaray kaga digay in Dhibaatada Dalka Yemen ka tagan ay furi karto waddo ay Somalia u maraan kooxaha jihaad-doonka ah si ay amniga u walaaciyaan.
Warkii oo dhan
MOGADISHU โ The Somali police force has banned its officers from drugging themselves with a popular local stimulant while on duty, police chief Mohamed Hassan Haamud announced Monday.
Full Story
Isniin, May 18, 2015 (HOL) โ Maanta 3:00 Galabnimo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kasoo degatay diyaarad sidday 147-qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed iyo dad u dhashay Yemen isugu jiray, kuwaasoo noqonaya kuwii ugu horreeyay oo dalka Yemen laga keeno lagana soo dajiyo Muqdisho.
MOGADISHU (HOL) ----The Al-Qaeda-linked militants in Somalia said their fighters seized a suspected US drone which has crashed in a rebel-held area in southern Somalia on Sunday.
Axad, May 17, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza ayaa markii ugu horreysay warbaahinta kula hadlay magaalada Bujumbura maanta oo Axad ah, kaddib afgambigii dhicisoobay ee Toddobaadkii aynu kasoo gudubnay ka dhacay Burundi. isagoo ka hadlay khataraha Al-shabaab.
Sabti, May 16, 2015 (HOL) โ Darawallada Mootooyinka saddexda lugood leh ee Bajaajta loo yaqaan ayaa maanta mudaaharaad cabasho ah ka dhigay Muqdisho, iyagoo isugu tagay barxadda Iskaashatooyinka Gaadiidka Dadweynaha oo ku taalla degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.
This past week, at a pre-trial hearing for five young Somali-Americans accused of attempting to join the Islamic State in Iraq and al-Sham (ISIS), U.S. District Court Judge Michael Davis announced that he would consider moving the men from prison to a halfway house while they awaited trial
I arrived in the city โ the capital of Romania, in Eastern Europe โ in 1991. I was 16. With my parents and sister gone, Iโd raided the cache of money in our house in ยญMogadishu and bought a ticket to Cairo then Bucharest, where I moved from house to house. You are not a refugee ยญsimply because you have no home and no country. No, you become a refugee little by little.
Jimco, May 15, 2015 (HOL) โ Saddexdii sarkaal ee hoggaaminayo af-gambigii ka dhacay Dalka Burundi ayaa maanta Xabsiga la dhigay, iyadoo Kacdoonkii ka dhashay go'aankii uu madaxweynuhu ku dhawaaqay ee ahaa inuu Doorashada bisha soo socota ka Qayb-galayo ay weli taagan yihiin.
MOGADISHU (HOL) ----The central government of Somalia faces tough choices in dealing with regional states whereby some regional states' leaders call the Somali President as their 'counterpart'
Khamiis, May 14, 2015 (HOL) โ Iyadoo laga amba-qaadayo shirka dib-u-hishiisiinta ee ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa Fadhigiisii maanta Waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray Colaadda Deegaanka Deefoow ee gobolka Hiiraan oo ay ka dhaceen dagaallo sababay dhimasho dhaawac iyo bur bur hantiyeed.
Two suspected members of the Islamist group al-Shabab have been executed by firing squad in the Somali capital.