More Articles
Jimco, Luuliyo 31, 2015 (HOL) โ Shirkii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka oo shalay lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho ayaa waxaa laga soo saaray illaa 37 qodob oo ay ku xubnihii ka socday beesha Caalamka.
Warkii oo dhan
BEIJING โ The cold case known as Malaysia Airlines Flight 370 has been jolted by a piece of flotsam that washed ashore, and now investigators are scrambling again.
Full Story
Khamiis, Luuliyo 30, 2015 (HOL) โ Shirkiii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka oo ka socday Magaalada Muqdisho muddo laba maalmood ah ayaa Waxaa Gellinkii Dambe ee Maanta soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
The president of Somalia has told VOA that his government will not hold popular elections next year, due to continuing insecurity in the country.
Arbaco, Luuliyo 29, 2015 (HOL) โ Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa Shir-weynaha Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka Furmay ka Sheegey in marka la gaaro sannadka 2016-ka aan la Aqbali doonin Wax muddo Kororsi ah.
Mogadishu (AFP) - War-torn Somalia will not be able to hold full elections due next year, lawmakers said Tuesday, although it remained unclear whether some kind of voting process would still be held.
Talaado, Luuliyo 28, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Mareykanka oo booqasho ku jooga Itoobiya ayaa maanta khudbad dhinacyo badan ka hadlaysay ka jeediyay Xarunta Ururka Midowga Afrika ee Addis Ababa, iyadoo noqonaysa khudbaddii ugu horreysay oo uu ka jeediyo Midowga Afrika Madaxweyne Mareykan ah oo xilka haya.
MOGADISHU (HOL) ----Somaliaโs government has identified the suspect who carried out a truck suicide bombing on an upscale hotel in the Somali capital that killed at least 20 people on Sunday as a naturalized Somali-German.
Isniin, Luuliyo 27, 2015 (HOL) โ Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu Weeraray Hotel Jasiira ee Muqdisho ayaa wararka soo baxaya waxay ku warramayaan inuu fuliyay Ruux Somali ah oo haysta dhalashada dalka Jarmalka oo degenaa Magaalada Bon.
MOGADISHU (HOL) ---A suicide car bomber killed at least 20 people when he rammed his explosives-laden vehicle into the wall of the hotel, police said.
Axad, Luuliyo 26, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan Labaatameeyo qof ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku Dhaawacmeen Weerar is-miidaamin ahaa oo Gellinkii dambe ee Maanta lala beegsaday Hotel Jaziira oo ku yaalla Waddada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoo mas'uuliyadiisa ay sheegatay Al-shabaab.
MOGADISHU (HOL) ---A Somali lawmaker was shot dead in a drive-by shooting in the Somali capital Saturday, the latest in series of infrequent attacks targeting the countryโs legislative body members, officials said.