More Articles
Talaado, September 29, 2015 (HOL) โ Kaddib Booqasho Shalay uu ku Tagay Magaalada Beledweyne Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub, Jen. Patrick De Rousiers ayuu amaan u soo jeediyay doorka Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Gobolka Hiaraan.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) ---Somaliaโs prime minister has appealed an immediate a ceasefire in a tribal fighting in two regions in central and northern Somalia that killed dozens of people since last week.
Full Story
Isniin, September 28, 2015 (HOL) โ Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon oo Maanta ka Hadlayay Shirkii 70-aad ee QM ayaa ka Dalbaday Dalalka Caalamka inay sameeyaan dadaallo Wadajir ah oo looga Miro-dhalin karo ujeedooyinkii ay horay loo saxiixay oo ay ka mid yihiin; In Caalamka laga Cirib-tiro Saboolnimada iyo in Dunida oo dhan laga Hirgeliyo Mustaqbal Waara.
Axad, September 27, 2015 (HOL) โ Taliska Qaybta Afaraad ee Hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii xiligan ka dambeeya ay Degmada Buula-burte ka baxday goโdoonkii ay mudada dheer ku jirtay.
HARGEISA (HOL) ---Security forces in the breakaway northern Somalia region of Somaliland have arrested four local musicians who performed a music show in the Somali capital this week, local officials said Sunday.
MOGADISHU (HOL) ---Lawmakers leading the impeachment motion against Somali president have dismissed a decision by the parliament speaker which dropped the the motion which the international community warned could lead to a political turmoil in Somalia.
Sabti, September 26, 2015 (HOL) โ Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa si aad ah isaga Fogeysay eedeymaha ku Saabsan in Musiibadii ka dhacday Xajka ay Masโuul ka ahaayeen Xubno ka tirsan Xukuumadda Waddankaas.
Jimco, September 25, 2015 (HOL) โ Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kasoo saaray Goโaan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Somalia, iyagoo ku Sheegay Warbixin ay soo saareen in dhinacyada Mooshinka uu khuseeyo ay ogolaadeen in si wada-hadal ah lagu dhameeyo.
MECCA (HOL) ----Two Somali hajis are among 717 people killed in a stampede near the Islamic holy city of Mecca on Thursday, the deadliest incident to occur during the pilgrimage in 25 years, officials say Friday.
Khamiis, September 24, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta lagu Hor-dhaariyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha CXDS, S/Guuto Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar.
At least 717 people have been killed in a stampede at the annual Hajj pilgrimage, Saudi Arabia's civil defence directorate said, as the death toll continued to rise.
LASANOD (HOL) ---At least 20 people were killed and dozens others were wounded in a fighting between clan militias in a disputed northern Somalia town Wednesday, residents said.