More Articles
Sabti, Feberaayo 13, 2016 (HOL) — Al-shabaab ayaa maanta si Rasmi ah u sheegtay inay mas’uul ka ahayd Weerarkii Qarax ee ka dhex-dhacay Diyaaraddii DAALLO Airlines 02-dii bishaan Feberaayo, Taasoo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kuna socotay dalka Jabuuti.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) – Somalia’s under-11 national team made an impressive showing in Qatar’s Jeem Cup, however the young team was held in draws in all three matches they played.
Full Story
Jimco, Feberaayo 12, 2016 (HOL) — Cayaartoyda xulka Da’yarta Soomaaliya ee 11-jirada ayaa maanta cayaartoodii saddexaad la yeeshay xulka dhiggooda ee Qatar, iyagoo la galay bar-barro 3-gool iyo 3-gool ah.
GAROWE (HOL) – The semiautonomous northern Somalia region of Puntland has resisted an international pressure to accept the outcome of the recent Mogadishu consultative forum which agreed on a framework for holding presidential elections this year.
MOGADISHU (HOL) – The largest African Union military base in the Somali capital has come under mortar fire from the Al-Qaeda linked Al Shabab group officials said Thursday.
Khamiis, Feberaayo 11, 2016 (HOL) — Ergayga QM ee Sooamaliya, Michael Keating oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa soo Gunaanaday Kulamadii uu la lahaa Siyaasiyiinta, Golaha Dhaqanka, Bulshada Rayidka ah, madaxda iyo weliba xildhibaanada baarlamaanka Puntland, iyadoo kulammadaasi aysan kasoo bixin wax natiijo ah.
NAIROBI (HOL) – Somalia’s government has expressed concern over the working conditions of its nationals working at the United Nations's International Civil Aviation Organization(ICAO) regional office in Nairobi which manages Somalia's air space.
Arbaco, Feberaayo 10, 2016 (HOL) — Madaxweyne ku xigeenka dalka Ciraaq, horayna u soo noqday RW-hii Ciraaq, Ayad Allawi & Wafdi uu Hor-kacayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulammo la qaatay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo RW Sharma’arke.
Talaado, Feberaayo 09, 2016 (HOL) — Shirkiadda Turkish Airlines oo ka mid ahayd kuwa Caalamiga ah ee Garoonka Muqdisho ku tegi jiray duullimaadyada joogtada ah ayaa markii u horreysay si rasmi ah maanta uga hadashay sababihii keenay inay joojiso duulimaadyadii ay ku tegi jireen Muqdisho, ka hor intii uusan dhicin Qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines.
DJIBOUTI (HOL) – Djibouti’s president Ismail Omar Guelleh has welcomed the British Somali-born athlete Mo Farah who won the 10,000m and 5,000m double at world championships into his presidential palace in Djibouti Monday
MOGADISHU (HOL) - Somalia’s security forces arrested 20 people including civil aviation officials on suspicions of helping a suspected suicide bomber who sucked out of a passenger plane last week after a bomb gaped a hole on the aircraft’s side, officials said Monday.
Isniin, Feberaayo 08, 2016 (HOL) — Xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in la soo xiray Dad ka badan 20-ruux oo lala Xiriirinayo Qaraxii Diyaaradda Daallo ka Talaadadii la soo dhaafay, iyadoo si Deg-deg ah ugu soo laabatay Garoonka Aadan Cadde oo ay markii hore ka duushay.