More Articles
WASHINGTON — The Department of Homeland Security on Thursday added three countries to a growing list that would prohibit people who have visited those nations in the past five years from entering the United States without a visa.
Full Story
Sabti, Feberaayo 20, 2016 (HOL) — Guddiga doorashooyinka Qaranka Uganda ayaa goor-dhow ku dhawaaqay natiijadii kama dambeysta ahayd ee Doorashada iyagoo sheegay inuu Madaxweynaha Muddada Dheer Xukumayay Dalkaas ee Yoweri Kaguta Museveni uu ku Guuleystay Doorashada Madaxnimo ee Uganda.
Warkii oo dhan
Police in Uganda say they have arrested the main opposition presidential candidate to prevent him from announcing his own election results.
Jimco, Feberaayo 19, 2016 (HOL) — Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la’aan Mareyanka lagu geli karo.
MOGADISHU (HOL) – Security forces in the Somali port city of Kismayo said Thursday they had foiled a plot to kill a regional minister, Maalin Mohamed Ibrahim, the education minister of the Kismayo-based Jubbaland state.
Khamiis, Feberaayo 18, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xassan Sheekh Max'uud iyo Wafdi ka Koobanaa labada Gole ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa Barqannimadii maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Arbaco, Feberaayo 17, 2016 (HOL) — Dablay aan la garanayn ayaa weerar ku qaaday mid ka mid ah Goobaha ay Shacahku iska Diiwaan-galinayaan oo ku taalla Degmada Lugahaya ee Gobolka Awdal; iyadoo Dableydan ay weerarkooda la beegsadeen Xarun Diiwaan-gelin oo ku taalla deegaanka Saba-wanaag oo Degmada Lughaya ka tirsan.
GRIMSTAD, Norway (UNHCR) – As a strong swimmer in a nation of mainly nomadic camel herders, Abdullahi Yusuf Jibril was always a little different. But today, as a Somali refugee in Norway, he is really making a splash.
Talaado, Feberaayo 16, 2016 (HOL) — Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay, Boutros Boutros-Ghali, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, sida uu sheegay Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
DJIBOUTI (HOL) – Migration remains a top agenda for the African Parliamentary Union’s conference which started in Djibouti’s capital. Monday with participants are expected to discuss about the links between migration and development
MOGADISHU (HOL) – The Al-Qaeda linked Al Shabab group in Somalia claimed that its fighters seized a US drone with missiles which crashed in a rebel-held village in south-western Somalia Monday.
Isniin, Feberaayo 15, 2016 (HOL) — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay wehliyaan xubno Wasiirradiisa ka tirsan, ayaa maanta ka hor-jeediyay khudbad Baarlamaanka Somalia, isagoo faahfaahin ka bixiyay 10-ka cutub ee Dastuurka KMG ah ee Somalia oo isbadal lagu sameeyay.