More Articles
Shirkii ay la qaateen duubabka dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayeey shir jaraa'id ku qabteen magaalada Beled Weyne.
Warkii oo dhan
BELEDWEYNE (HOL) โ Three people were wounded in the central Somali town of Beledweyne after police opened fire into a crowd protesting against efforts by Somali president to form of an interregional state with the neighboring Middle Shabelle region.
Full Story
Jimco, Maarso 25, 2016 (HOL) โ Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa maanta war-saxaafadeed kasoo saaray safarkii Wafdi uu hoggaaminayay RW Somalia ay ku tageen Baladweyne, isagoo Bayaanka si gaar ah ugu xusay hadalkii uu warbaahinta siiyay in si khalad ah loo fasiray.
The Security Council decided today to extend the mandate of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) until 31 March 2017.
MOGADISHU (HOL) โ Amid boycotts by regional elders to attend negotiations aimed at the formation of an interregional state for Hiiraan and Middle Shabelle regions, Somali prime minister says he hopes a smooth engagement in advancing the process.
Khamiis, Maarso 24, 2016 (HOL) โ Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Caawa ku sheegay in Ciidamadooda ay baacsayaan Xoogag ka tirsan Al-shabaabkii kasoo cararay deegaannada Puntland ee soo galay deegaannadooda iyo kuwo kale oo ay ku sheegeen inay duullaan ku yihiin maamulkooda.
Paralympian Abdi Jama has two ambitions at the forefront of his mind. Firstly, the wheelchair basketball player wants to get selected for Team GBโs squad for the 2016 Olympics in Rio de Janeiro.
Arbaco, Maarso 23, 2016 (HOL) โ Magaalada Abu-dhabi ee Imaaraadka Carabta, Wuxuu xalay kulan gaar ah ku dhexmaray gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Shaariqa ee dalka Imaaraadka Carabta, ahna Milkiilaha Shirkadaha Tareeq Alhuda iyo Royal Meat oo fadhigoodu yahay Dubai, Abuubakar Mubaarak iyo madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Imaaraadka.
MOGADISHU (HOL) โ Having acquired large hectares of land for a plan to build a major base near Mogadishu airport, the European Union had proposed an introductory policy which prohibits the employment of Somalis for their missions
Talaado, Maarso 22, 2016 (HOL) โ Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu horkacayay oo ay ka mid ahaayeen; wasiirka warfaafinta Max'ed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka dhallinyarada, Maxamed C/llaahi Xasan Nuux, Taliyaha Hay'adda Nabad-sugida, Jen. C/raxmaan Tuur Yarre iyo xildhibaanno, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne.
His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, Crown Prince of Abu Dhabi and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, today received the visiting President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud, at Al Shati Palace.
Isniin, Maarso 21, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas] oo maanta ku laabtay Garoowe ayaa ka hadlay dagaallada ciidamada Puntland iyo xoogaga Al-shabaab ku dhex-maraya deegaanno ka tirsan Xeebaha-bari ee Puntland, isagoo sheegay in dagaalkaas uu socon doono illaa inta deegaanada ay soo galeen ay ka saarayaan.