More Articles
Jimco, Abriil 08, 2016 (HOL) โ Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa Wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee Idaacadda SBS ee dalka Australia kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay Nidaamka Awood-qaybsi ee 4.5-ka oo dhawaan uu maamulka Puntland ogolaaday in lagu saleeyo doorashada Dalka ka dhici doonta dhammaadka sannadkan lagu jiro ee 2016-ka.
Warkii oo dhan
Minneapolis officials say a gift of used fire trucks and a crime lab van to a city in Somalia are more than a practical donation to a sister city short on public safety equipment.
Full Story
Khamiis, Abriil 07, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday, halka 12-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, kadib hoobiyeyaal fiidnimadii Caawa ku dhacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir.
An International Monetary Fund (IMF) mission led by Rogerio Zandamela visited Nairobi from March 30 to April 5, 2016 to discuss a Staff-Monitored Program (SMP) with the Somali authorities.
MOGADISHU (HOL) โ Somali and African Union forces have pushed out militants from a town in southern Somalia Wednesday, as parts of a new military push aimed at recovering lost territory and opening a major road linking Somali capital to central regions, officials said.
Arbaco, Abriil 06, 2016 (HOL) โ Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa Itoobiya ee ka tirsan AMISOM oo is-garabsanaya ayaa goor-dhow la wareegay gacan ku haynta Degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe, halkaasoo ay maalmihii aynu kasoo gudubnay kaabiga ku hayeen.
Talaado, Abriil 05, 2016 (HOL) โ Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan inuu barqadii maanta uu ka dhacay dulleedka degmadaas dagaal u dhexeeya ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ee gacanta ku haya Aadan Yabaal.
MOGADISHU (HOL) โ Djibouti's government has expelled journalists from the BBC after more than 16 hours of detention in the capital, the Corporation announced on Monday.
GAROWE (HOL) โ The former president of the Puntland semiautonomous state in northern eastern Somalia announced on Sunday he was running for the upcoming Somaliaโs presidency in 2016, joining a crowd of candidates vying for the countryโs top position.
Isniin, Abriil 04, 2016 (HOL) โ Ciidanka Dowladda Federaalka Somalia oo Garabsanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Maanta mar kale dib ula wareegay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay ka baxeen Dabayaaqadii Sanadkii la soo dhaafay ee 2015-ka.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay Markii ay dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya kala saxiixdeen heshiiska ku saabsan in aan dalka dib loogu celin hannaanka awood qaybsiga qabiilka ee 4.5 isla markaana heshiiskaasi uu dammaanad ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ethiopia Dr. Tedros Adhanom ayuu Madaxweynaha Dawladda Puntland Khudbad taariikhi ah ka jeediyey gobtii uu heshiisku ka dhacay oo ahayd Xarunta wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland.
MOGADISHU (HOL) - The Al-Qaeda linked extremist group in Somalia executed a Tanzanian fighter it accused of spying for the United States.