More Articles
He says the buses he's assigned to drive are never heated properly, and that he's pressured to rush his routes regardless of traffic or the safety of students, who are always trying to climb over the seats or stick their heads out of windows.
Full Story
Isniin, Abriil 25, 2016 (HOL) — Magaalada Jig-jiga ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ayaa waxaa maanta lagu soo Gunaanaday Qiimeyn lagu samaynayay Wax-barashada guud ee Itoobiya, taasoo uu hoggaaminayay Wasiirka Waxbarashada Federaalka Itoobiya, Shifaraw Shukute.
Warkii oo dhan
Axad, Abriil 24, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay in Puntland aanay wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub ee ka imaan doona deeggaannada Khaatumo ka soo jeeda.
The construction of the 700km Kenya-Somalia border fence to bar unwanted persons from illegally getting into the country will continue as planned.
Sabti, Abriil 23, 2016 (HOL) — Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kasoo saaray go’aanno mooshinkii muranka dhaliyay ee laga keenay Shirka Jowhar ee Maamulka loogu dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kaasoo 19-kii bishan khilaaf adag ka dhex-dhaliyay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
While the West is fixated with migration to Europe from the developing world, it’s just as common for people looking for fresh opportunities and a better life to journey South-South.
Jimco, Abriil 22, 2016 (HOL) —Golaha Ammaanka ee QM, ayaa warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka.
Somali President Hassan Sheikh Mohamud said lack of opportunity is to blame for the number of young Somalis boarding rickety boats in hopes of reaching Europe.
Khamiis, Abriil 21, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhawaajiyay inuu mar kale u Tartamayo Hoggaanka Somalia, isagoo xusay inuu la imaan doono ajandayaal cusub oo uu shacabka Soomaaliyeed u ballan-qaadi doono.
At least 25 Al-Shabaab militants were killed in heavy fighting between the Islamist group and Somalia National Army (SNA) backed by Africa Union peacekeeping forces known as AMISOM on Wednesday night in the outskirt Elbuur town of central Somalia, a local official said Thursday.
MOSCOW — Russia is ready to fulfill weapons sales requests from any country including Somalia, once the sanctions imposed on it are lifted, a senior spokesman of the Federal Service for Military-Technical Cooperation said Wednesday.
Arbaco, Abriil 20, 2016 (HOL) — Ergayga QM ee Arrimaha Somalia Micheal Keating oo Golaha Amaanka ee QM warbixin ka siinayay Xaaladda Somalia, ayaa soo Hadal-qaaday Arrimaha Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo Xaaladaha Bani’aadanimo ee Xilligaan ka jira Soomaaliya, isagoo xusay in Somalia ay ka jiraan caqabado badan iyo horumarro lagu tallaabsaday.