More Articles
Isniin, July 25, 2016 (HOL) โ Dadweynaha degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil, ayaa Mudaharaad ka sameeyay manta Xukunkii maxkamadda Ciidamada ee Sideedda qof ku xukumay dilka ka dhigay magaaladaasi.
Warkii oo dhan
Axad, July 24, 2016 (HOL) โ Jen. Cismaan Warsame Cilmi Caare oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa maanta ku geeriyooday Muqdisho iyadoo geeridiisa ay ka hadleen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Toronto (HOL) โ Dixon road, a main artery of Etobicoke was blocked off on Saturday afternoon to commemorate the beginning of โSomali Week โ, the first time a major road was closed to celebrate the event since its inception.
Full Story
Sabti, July 23, 2016 (HOL) โ Saraakii ka socda dowlada Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa ciidanka booliiska Somalia ka caawinaya dambi-baarista, iyagoo sidoo kalena Qalab Casri ah oo u sahlaya shaqadan ugu deeqay booliiska Somalia.
Some of the staff members of Nile Acadmey , a Turkish firm in Somalia whose leadership is accused of masterminding the recent botched coup in Turkey left Mogadishu on Saturday.
Anthony Sawina, of Lauderdale, was charged with five counts of second-degree assault and is being held in Hennepin County jail in lieu of $750,000 bail, authorities said.
Jimco, July 22, 2016 (HOL) โ Wasaaradda Batroolka iyo macdanta XF Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigtay Hab-raac loogu talo-galay in Dowladda Soomaaliya ay heshiisyada kula gasho Shirkadaha Caalamiga ah ee daneynaya inay Soomaaliya ka baaraan shidaal.
Meru County Governor Peter Munya has urged the Kenyan government to promote the Miraa market in Somaliland that buys most of its Miraa plant from Ethiopia.
Khamiis, July 21, 2016 (HOL) โ Shirkadda Is-gaarsiinta Hormuud - Qaybteeda Gobolka Hiiraan, ayaa Sannadkii Afaraad ka Qayb-qaadatay Taaba-galinta tartan aqooneedka bisha Ramadaan oo ay qabtay Idaacada Hiiraanweyn ee magaalada Beledweyne.
Arbaco, July 20, 2016 (HOL) - Ciyaar xiisa badan oo galabta dhaxmartay kooxa kala matalayay Maamulada Galmudug iyo Shabeelaha dhexe/Hiiran oo ka dhacday garoonka Banaadir degmada Cabdacaziis ee gobolka Banaadir.
Burhan Jama Mohamed, 25, was in his final year of education studies at college when he migrated from Garowe to Europe a year ago. He said goodbye to his wife, pregnant with their.....
MOGADISHU (HOL) - Ethiopian's AMISOM troops killed more than ten civilians at Awdiinle, Bay Region Southern Somalia on Sunday evening.