More Articles
Jimco, September 23, 2016 (HOL) โ Deegaanka Balli-Cad ee Gobolka Sool ayaa waxaa ku Sugan intii badnayd ee maamulka Khaatumo oo uu ugu horreeyo Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh, halkaas uu ka furmay shalay si hordhac ah shir la iclaamiyay Sabtida berri ahna si buuxda u furmi doona sida uu noo xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Khaatumo, Abshir C/casiis.
Warkii oo dhan
Khamiis, September 22, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Daah-furay Shir heer Qaran ah oo Haweenka ay kaga Arrinsanayaan Hir-gelinta Qoondada 30% ah ee ay ku leeyihiin goleyaasha qaranka doorashada dhawaan dhici doonta.
This week, the International Court of Justice will hear a border dispute case pitting the neighboring โ and generally neighborly โ states of Somalia and Kenya against each other over waters hiding massive oil and gas reserves in the Indian Ocean.
Full Story
Arbaco, September 21, 2016 (HOL) โ Kooxo Hubeysan, ayaa Caawa ku toogtay Xaafadda Kooshin ee Magaalada Beledweye, gaar ahaan Laanta Raadeerka ganacsade lagu magacaabi jiray Daahir Mahad Alle.
Kenya is eying a free visa pact with Somalia as part of a diplomatic offshoot of the recent miraa export row with the Horn of Africa nation.
Talaado, September 20, 2016 (HOL) โ Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo markii hore Qorshuhu ahaa in Hal maamul ay ku Midoobaan, ayaa hadda u Muuqda kuwo arintaa ku kala weydaaranaya, kaddib markii xarunta gobolka Hiiraan ee Beledweyne looga dhawaaqay maanta dhismaha maamul u yeelanayo Gobolka Hiiraan.
Somalia accused Kenya on Tuesday of unnecessarily prolonging a battle over lucrative Indian Ocean oil and gas reserves, saying "both impoverished nations" had an interest in swiftly resolving the dispute.
A maritime border case between Kenya and Somalia begins Monday at the International Court of Justice in The Hague in what could define the ownership of an area with oil and gas potential.
Isniin, September 19, 2016 (HOL) โ Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Laanta Af Soomaaliga ee Radio SBS ee Australia uga warramay Dacwadda ku Saabsan Muranka Badeedka u Dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee Maanta ka billaabatay Maxkamadda Cadaalada ee Qaramada Midoobay oo Fadhigeedu Tahay Magaalada Hague ee Dalka Netherlands.
Axad, September 18, 2016 (HOL) โ Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta billowday Dhagaysiga dacwadda u dhexeysa labadda garab ee xisbiga UCID, ka dib marka garabka gudoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe racfaan ka qaatay goโaankii ay hore usoo saareen guddida diiwaangelinta ururadda siyaasiga iyo ansixinta xisbiyada.
Mogadishu (HOL) - Residents in Mogadishu have reported a car bomb attack targeting a military convoy; the convoy was said to be transporting a Somali National Army general.
Mogadishu - Somali government troops backed by African peacekeepers have retaken control of a town close to the Kenyan border hours after its seizure by heavily-armed Shabaab jihadists, officials and witnesses said.