More Articles
Talaado, November, 22, 2016 (HOL ) - Xubno ka tirsan gudiga qaran ee amniga Doorashooyinka dadban ee dalka oo uu horkacayo Taliyaha Booliska Soomaaliya Sarreeye Gaas Maxโed Sheekh Xasan Xaamud islamarkaana uu qeyb ka ahaa taliyaha nabadsugidda iyo sirdoonka dalka Sarreey Guuto C/laahi Gaafoow Maxโuud ayaa manta si diiran loogu soo dhaweeyay Kismaayo.
Warkii oo dhan
STUTTGART, Germany โ U.S. special operations forces working with Somali troops are facing increased risk in an advisory mission that has shifted from basic soldiering to complex battlefield missions, U.S. Africa Commandโs Gen. Thomas Waldhauser said.
Full Story
Isniin, Nofeembar 21, 2016 (HOL)-Ilaa dhowr qof ayaa ku dhintay dagaalo u dhexeeya labo beelood kuwaasoo ka dhacay gobolka Hiiraan.
Axad, November 20, 2016 (HOL) โ Beesha Caalamka ayaa War-saxaafadeed ay Wadajir u soo saareen Maanta, ayaa waxay Walaac xooggan kaga muujiyeen ku-takri-fal, cadaalad-darro iyo caga-jugleyn ay sheegeen inay ka dhex-jirto doorashooyinka socda.
The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States call upon the members of the National Leadership Forum to use their authority and influence to prevent abusive and unfair electoral practices.
Sabti, November 19, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad-goboleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada DF Somalia, kuwa Maamul-goboleedyada iyo kuwa Hawl-galka AMISOM Hab-sami u socdka Doorashooyinka Golaha Shacabka Soomaaliya.
Somalia's prime minister said on Saturday he had secured a ceasefire between two warring regions in the Horn of Africa nation, two weeks after a peace deal collapsed leading to fighting that killed at least 29 people.
Jimco, November, 18, 2016 (HOL) -- Wararka xiligan naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in is-rasaaseyn xoog leh laga maqlay ilinka hore ee hoolka doorashada magaalada Jowhar oo ay ka socto doorashada xubnaha aqalka hoose.
A stretch of Somalia's coast has been seized by Islamic State fighters who split from the country's main jihadist militia Al-Shabaab, which is aligned with Al-Qaeda. A concerted response by the Somali federal authorities is now urgently required to contain the threat.
Khamiis, November, 17, 2016 (HOL) -Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay doorashada xubnaha aqalka sare iyo hoose ee ka imanaya gobollada W/qooyi Soomaaliland.
Deka Ali's path to her current employment at East Grand Forks Public Schools was, in the literal sense, a long one.
Terror conspiracy defendant Mohamed Farah was given 30 years in prison Wednesday morning โ by far the stiffest sentence so far โ as Minnesota's ISIL recruiting case entered its final day of sentencing.