More Articles
Cape Town – President Jacob Zuma has pledged to work together with the newly elected president of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo, the Department of International Relations and Cooperation (Dirco) has said in a statement.
Full Story
Jicmo, Feberaayo, 10, 2017 (HOL) – Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) - Residents of Somalia’s capital celebrated Farmajo’s election for the second straight day with throngs of cheerful Somali’s descending on one of Mogadishu’s most famous locations.
Khamiis, Febraayo ,09, 2017 (HOL)-Xukuumadda Soomaliland ayaa soo dhoweysay doorashadda madaxweynaha loogu doortay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, waxaanu ku dhiirigaliyeen in uu sii waddo wada hadaladdii u socday Somaliland iyo Soomaaliya.
Mogadishu (HOL) - Thousands of residents lined the streets of Somalia’s capital Mogadishu and lighted up its skies in celebratory gunfire on Wednesday evening rejoicing in Mohamed Abdullahi Farmajo’s historic rise to the Presidency.
Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) –Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud.
Mogadishu (HOL) - Explosions rang out across Mogadishu on Tuesday evening, just hours ahead of the National Poll
Talaado, Febraayo ,07, 2017 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Max'ed Max'uud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu qoraal codsi ah usoo gudbiyey labadda shirgudoon ee Baarlamaanka inay kulan iskugu yimaadaan bishan 2aad 12aad-keedda.
Mogadishu (HOL) - Presidential candidates Omar Abdirashid Sharmarke and Sheikh Sharif Sheikh Ahmed have held an evening meeting on Monday, just days before Somalia elects its new president.
Isniin, Feberaayo, 06, 2017 (HOL) – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo madax u ah gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay gudoonka sare ee gollaha baarlamaanka, ayaa ka hadlay wax qabadka iyo howlaha hor yaalla gudiga maalinta doorashada.
With their escape route to the United States endangered by the orders of President Donald Trump, the people of Somalia now face a new threat: a looming famine that could bring starvation to millions.
Axad, Feberaayo, 05, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa lagu waramayaa in maanta leyska hortaagay in uu ka dhoofo magaalada Buuhoodle isaga oo ku sii jeeday dalka Jabuuti.