More Articles
MOGADISHU, SOMALIA—A man who has been called everything from a terrorist, a visionary, a clan elder, a religious scholar, a killer and a statesmen greets me on his driveway with a wave and a grin.
Full Story
Jimco, Maarso, 10, 2017 (HOL)-Muwaadiniin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka ayaa manta oo Jimaca ah ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaaladda Muqdishu.
Warkii oo dhan
People who have been calling for greater transparency from Ottawa Police in the wake of the death of a Somali-Canadian man last July say they welcome the news that an officer involved in his arrest has been charged with manslaughter.
Mogadishu (HOL) - More than 300 people have died due to cholera in the last 3 days in eastern Ethiopia, according to a press release issued by the Ogaden National Liberation Front.
Arbaco, 08, 2017 (HOL)- Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Max’ed Aadan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa uga digay ilaalada hoteellada Muqdisho in ay xirtaan dareyska ciidamada..
The investigation into the death of Abdirahman Abdi during a violent confrontation with Ottawa police has strained local relations with law enforcement — and even though charges have now been laid, many in the city are still searching for answers.
Talaado, Maarso, 07, 2017 (HOL) – Safar aan horay loo sii shaacin ayuu Xogahayaha cusub ee QM Antonio Guterres uu ku yimid Magaaladda Muqdishu manta oo Talaado ah.
One of the two officers captured on video following the violent arrest of a Somali-Canadian man last summer was charged on Monday with manslaughter, aggravated assault and assault with a weapon.
Isniin, Maarso, 06, 2017 (HOL) – Mid ka mid ah Saraakiisha Safaaradda Imaaraadka ee Magaaladda Muqdisho, oo lasoo xiriiray Hiiraan Online, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in dolwadda Imaaraadka Carrabta ay u yeeratay safiirkeeda ka jooga Soomaaliya ee lagu magacaabo, Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.
Axad, Maarso, 05, 2017 (HOL) – Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ku dhawaaqay Afar maalin oo Soon ah iyo hal maalin oo ah in umadda Soomaaliyeed ay oogan Salaad Roob doon ah, si umadda muslimiinta ee ay saameeysay Abaarta loogu duceeyo.
The number of people facing severe hunger worldwide has surpassed 100 million and will grow if humanitarian aid is not paired with more support for farmers, a senior United Nations official said.