More Articles
The UN directive for a phased withdrawal of African peacekeepers from Somalia next month has been opposed by the US, which believes the timing is not right given the terrorist threat in the Horn of Africa.
Full Story
Sabti, November, 11, 2017 (HOL) โ Wadaadka mudadda dheer xabsi guriga ku ah magaalada Muqdisho Sheekh Xassan Daahir Aweys kana mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab kaddib markii uu bur buray Ururkii uu madaxda ka ahaa Xisbul Islaam ayaa fariin u diray dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaaho Farmaajo.
Warkii oo dhan
Djibouti,(HOL)_Djibouti is planning to send troops to Somalia following federal government's plea for support to fight against Alshabaab.
The United Nations has re-elected Judge Abdulqawi Yusuf of Somalia as the Vice President of the International Court of Justice after winning with majority votes.
Jimco, November, 10, 2017 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaaa oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Khamiis, November, 09, 2017 (HOL) โ Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo uu ugu horeeyo amniga, Warbixin la xiriirta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Hindiya, Tanzania, Cumaan, Uganda, Suudaan iyo wadamo kale.
Mogadishu (HOL) - The Somali government on Tuesday pledged to donate $1 million to families of victims of the heinous Al-Shabaab truck bomb attack that occurred last month in Mogadishu.
On 13 November, Somaliland will embark on its third presidential elections since it unilaterally declared independence in 1991. With the incumbent set to step down, voters at 1,600 polling stations across the autonomous region of Somalia will choose a new president.
Arbaco, November, 08, 2017 (HOL) โ Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay BBC ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qorshaha dowladda ee la xiriira sugida amniga dalka, madaama uu socdo qorshe lagu dhimayo tirada ciidamada AMISOM.
The African Union says it has begun its withdrawal from Somalia and will cut 1,000 troops by the end of this year as security responsibilities start to shift to the local military
Talaado, November, 07, 2017 (HOL) โ Tirada ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa la sheegay in la dhimayo ilaa 1000 askari dhammaadka sannadkan
Mogadishu (HOL) - A court in Central Somalia's Galmudug State has sentenced three Yemeni nationals to jail terms and fines for illegally fishing in Somalia's territorial waters.