More Articles
WASHINGTON/MOGADISHU — An explosion in the Somali capital killed a television journalist late on Monday, witnesses and security sources say.
Full Story
Isniin, December, 11, 2017 (HOL)–Wariyahan oo ka tirsanaaa Telefishinka Kalsan ayaa galabnimadii maanta lagu dilay Qarax loogu xiray gaarigiisa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Warkii oo dhan
Axad, December, 10, 2017 (HOL)–Xarrakada Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ilaa Lix Gaari oo kuwa xamuulka qaada ah goor dhaw oo maanta ah dab ku gubeen deegaanka Maroodile oo hoostaga degmada Beledweyne.
Undocumented immigrants who were being deported to Somalia on Thursday made it to Senegal before they all returned on a flight back to the U.S., according to the U.S. Immigration and Customs Enforcement.
Sabti, December, 09, 2017 (HOL) – Cayaartooyda kooxda Kubadda Cagta Koonfur Galbeed ayaa 1-0 uga badisay Kooxda Kubadda Cagta Hirshabeelle lugtii labaad tartanka Maamul gobolleedyada dalka.
Jerusalem - Somalia's government says it is closely following with concern the "dangerous" decision by President Donald Trump to recognise Jerusalem as the capital of Israel.
Seven years ago, Ismail Ahmed set out to build a startup that could send cash electronically from the U.K. to Africa. He had $200,000 and a lot of experience in the money transfer business in his native Somalia.
Jicmo, December, 08, 2017 (HOL) – Waxaa goor dhaw ku soo idlaatay Garoonka Banaadir Stadium Cayaar xiiso badan oo dhaxmartay labada Kooxood ee Banaadir iyo Jubaland oo ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Xidigaha Gobolka Banaadir.
Khamiis, December, 07, 2017 (HOL -Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa sheegaya in xooogag ka tirsan Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ee halkaa ku sugan.
HARGEISA (HOL) - Veteran Somali musician, Shamis Abokar Ismail on Thursday died in Hargeisa of the breakaway Somaliland.
WASHINGTON — President Trump on Wednesday formally recognized Jerusalem as the capital of Israel, reversing nearly seven decades of American foreign policy and setting in motion a plan to move the United States Embassy from Tel Aviv to the fiercely contested Holy City.
Arbaco, December, 06, 2017 (HOL)–Heshiiska ay maanta kala saxiixdeen maamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa noqonaya mid ku soo kordhiyay xil cusub marka la eego qaab dhismeedka maamul gobolleedyada dalka ka jira.