More Articles
Arbaco, April, 24, 2019 (HOL)โMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin waxa ay ku tegeem magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
Warkii oo dhan
Somali officials say a senior al-Shabab official has defected from the group and surrendered to the Somali government in the southwestern Gedo region.
Full Story
Talaado, April, 23, 2019 (HOL) โ Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlayay shir magaalada Nairobi ugu soo dhamaaday siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo xisbiyada mucaaradka ayaa ugu baaqay sida uu hadalka u dhigay in ay [ Orodka mucaaradnimada dhimaan]
MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia's regional state HirShabelle State recruited 200 youth as part of a second phase of its police recruitment program aimed at boosting security in the region, the AU mission said on Monday.
Isniin, April, 22, 2019 (HOL) โ Taliska howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa jawaab ka bixiyay sawir dad badan ka careysiiyay oo 24kii saac ee la soo dhaafay hadal heyntiisu ku badneyd baraha bulshada.
To many people, plane crashes are only understood better in movies. Given that many cannot afford a trip in it, the majority of people cannot fathom how a plane crash happens
Axad, April, 21, 2019 (HOL) โ Sidda laga soo xigtay qaar ka mid ah eheladda qoyskii dhawaan laga xaday ilmaha yar gudaha Isbitaalka SOS waxaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo haweeneydii xaday ilmaha iyadoo cunugii yaraa dib loo helay.
When Mary Harperโs mobile phone regularly lights up with four or five particular numbers, her heart sinks. She feels physically sick, because she can predict what is coming.
Sabti, April, 20, 2019 (HOL)โMaamulka Isbitaalka SOS ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Ilmo yar oo la xaday 24 Saac kaddib markii ay hooyada ku umushay Isbitaalka.
ST. CLOUD โ Hudda Ibrahim is trying to mend misconceptions and fear with sambusas and Somali tea. On a rainy April day, the 33-year-old college instructor greeted more than two dozen residents for a bimonthly ...
Jimco, April, 19, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey Al-shabaab ayaa faray hay'adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si deg deg ah u gaarsiiyaan adeegyada aasaasiga ah.
Khamiis, April, 18, 2019 (HOL)- Shirka golaha wasirrada Puntland oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hayโadaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo Warbixinno kale.