More Articles
Talaado, April, 30, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Warkii oo dhan
Somali-American model Halima Aden is once again making history, this time by becoming the first woman to wear a burkini and a hijab for Sports Illustrated's 2019 swimsuit edition.
Full Story
Isniin, April, 29, 2019 (HOL)- Raโiisal Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shir-weynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada.
Axad, April, 28, 2019 (HOL)โ Duqa magaalada Muqdisho, ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Yariisow ayaa maanta soo saaray digniin ku socota shacabka gobolka, arrintan waxaa ay la xiriirta xeerar horumarineed, sida uu maamulka sheegay.
Sudanese protesters Sunday welcomed a breakthrough in talks with army rulers who agreed to form a joint civilian-military council, paving the way for a civilian administration as demanded by demonstrators.
Sabti, April, 27, 2019 (HOL) โDowladda Kenya ayaa sheegtay kuna dhawaaqday in xiriir diblomaasiyadeed la yeelaneyso Somaliland kaddib wakiil cusub oo markii ugu horeysay Kenya u qaabilsanaan doona xiriirka labada dhinac.
Kenya is exploring diplomatic relations with Somaliland after dispatching an emissary to set up a mission in the capital city of Hargeisa.
Jimco, April, 26, 2019 (HOL)-Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada, Puntland, Jubbalad iyo Galmudug ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto
Twitter CEO Jack Dorsey called Rep. Ilhan Omar personally after President Donald Trump posted a video harshly criticizing her remarks on 9/11, prompting death threats, it revealed on Thursday.
The Trump administration's refusal to admit Somali immigrants to the United States is hindering efforts to reduce the population of the Dadaab refugee camps, which the Kenyan government reportedly seeks to close.
Khamiis, April, 25, 2019 (HOL)- Ha'yadda saadasha hawada ee adduunka ayaa sheegtay in duufanno ay kusoo wajahan yihiin dalka Mozambique , waxaana la filaya in duufaanta ay garaacdo gobollada xeebta ku yaalla ee waqooyiga dalkaasi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda.
Who will Kenya back in the elections in the Somali federal state of Jubbaland this August?