More Articles
Sabti, June, 29, 2019 (HOL) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa isaga oo ku sugan degmada Caabud-waaq soo hadal qaaday dagaallo dad badan ku dhinteen labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Warkii oo dhan
Somalia’s oil ministry has moved a step closer to alleviating more than two decades of oil-sector paralysis.
Full Story
Jimco, June, 28, 2019 (HOL) –Wararka ka imanaya deegaanno dhaca xadka labada gobol Hiiraan iyo Galguduud degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wali ay halkaa ka soconayaan dagaallo culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed oo ka soo kala jeeda labada gobol
Khamiis, June, 27, 2019 (HOL) – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isaga oo ku sugan magaalada Beledweyne ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaallo culus oo qeybo ka mid ah gobollka ku dhaxmaray labo maleeshiyo beelleed.
More than 50 people have been arrested after an alleged coup attempt in an Ethiopian region, an opposition party says.
Supermajors Royal Dutch Shell and ExxonMobil last week signed a settlement letter with the Federal Government of Somalia regarding drilling blocks under force majeure, Kallanish Energy learns.
Arbaco, June, 26, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka uga soo baxay magaalada Madaxda Dowlad gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo gaaray degmada Cadaado ee gobalka Galguduud.
ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed sobbed openly at a service Tuesday for the country’s military chief who was assassinated by his bodyguard over the weekend.
Talaado, June, 25, 2019 (HOL)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya War-saxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Sucuudigu uu xayiraadii xoolaha Soomaaliya saarneyd ka qaaday.
Isniin, June, 24, 2019 (HOL)–Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inay ka go’antahay sidii lagu gaari lahaa dowlad dhexe oo awood leh, isagoo marka sheegay taasi inay tahay federaalka saxda ah.
The suspected ringleader of Saturday's failed coup attempt in Ethiopia's Amhara region has been shot dead by police, state media report.
ISTANBUL – An opposition party candidate, Ekrem Imamoglu, won a second victory in the do-over race for Istanbul mayor, despite a determined effort by Turkey’s powerful president, Recep Tayyip Erdogan, to keep the seat in the hands of the ruling party.