Fadlan ku deeq wixii Karaankaaga ah kana soo qeyb gal Xafladda Dhaqaale Uruurinta
Toronto ee ka dhici doona
Holiday inn
600 Dixon Road
Dixon road / Martingrove
Sabti 11ka April, 2009
4:00 Pm - 7:00 Pm
Walaalayaal garab istaaga Walaalihiina Daacadda Ilaaheey ugu istaagay iney wax u qabtaan caruurta Dhibaateysan ee aan waddanka gudihiisa wax looga Qaban Karin.
Gado Tikidhada Guryaha la idiin kugu keeni dooo hadaadan awoodin inaad Xafladda ka soo qeyb gasho
Jazaakumullaahu Kheyran