4
comment(s)
Add comments
ibn-somal
@
7/13/2009 11:48 AM EST
just don't get lost in Muqdisho, boys.
simbe
@
7/13/2009 2:51 AM EST
Diiingaalow
Adiga cidkaa fulaysan ma jirto waayo; intaas dagaalbaad oogaysaa oo waxaad leedahay hala dagaalamo adna cayrtaada ayaad iska dhuuqdaa oo mana dagaalantin mana shaqaysatid.
Dadka masaakiinta ah wadankii ku haray inay nabad helaan ayey rabaan.
Haddaadan fulay ahayn orod oo Jihaadka aad sheegayso ka qaybgal sida Jamal Bana.
Rag kale carruurtood inay dhintaan oo lagu dagaal galo ayaad rabtaa.
Yeey yeeyda caruurtoodii dagaal kuma jiraan oo jaamacado ayey dhigtaan, haddii dagaalka aad joojin weydaan waxaad moodaa in wadanka oo dhan Yeey usoo hari doondo.
Yeeydii oo daraawish wada ayaa cagta marin adeer Aweys iyo wixii la socda ayaga oo dagaal ku daalay oo waxba iska dhicin karin.
Diidgaalow maalintaas yaa YEEY kaa celin doona, talo: Adeer Aweys u sheega, wiilasha hanaga dhammayn dhaha, annaga oo dhammanay oo wax yar oo daalan naga soo hareen Yeey oo dowlad ah oo daraawiish wadata oo nabad intaas oo sano ku jirey cagta ayey namarin, wadanka ayaga ayaa qabsan.
Commentkaaanu Diidgaal keliya ayuu ku socdaa oo fahmaya, intiina kale ma fahmaysaan.
momo519
@
7/12/2009 10:15 PM EST
Diingaal,
Markii jab idin gaaro waxaad ku calaacashana in AMISOM ay dagaalka ku jireen.
walwalka iska daa dhulku waa dhulkaagee.
Waxa meesha laga sifeyn waa carabta soo duushay.
Markii la xasuuqana oo la baabi'iyo ciyaalkaan iyo murtidka Soomaalida ah ee la socda, wax dhib leh ma jirto oo dhulkaagii oo nabad ah oo qabuurihii awoowayaal nabad ah ayaad u noqon doontaa.
diidgaal
@
7/12/2009 1:15 PM EST
Waa arrin aad u wanaagsanee soo saara taangiyada iyo
ciidamada xerooyinka dhexdooda wax ka soo tuuraya
oo dowladda difaaca. Haddii kale been baanta iyo
maaweelada naga daaya oo iska qirta inaad cabsaneysaan.
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to
[email protected]
Subject = Activate Account
Log In
User Name:
*
Password:
*
Remember me next time.
Register
Forgot Password
Username
:
You must login first..
Click Preview, to preview before submit.