33 comment(s)
Add comments  
    roontaracsan @ 7/9/2008 4:40 PM EST
 weli jeebka ku sidataan lies. this lady is giving out her voice for her people. lets see any of u say something about all the suffering thats going down in xamar right now.C/yusuf will never be half the man aidid was. im darood and i can admit it so y cant any of u. atleast Aidid didnt let balayo ethiopians into our country that are raping our young girls and sisters he was smart enough to get america out.
Aidid is dead right now C/Yusuf aa na qasay we should be ashamed of him.the past is over. get over it. iron mill kulaha shanta. the problem with our people is they believe everything people tell them. wala yiir is not enough arrawello man ogeyn kulaha?? warshado birta majiro.ok. they only person i can agree with here is "wilwall" he is right, y cry now when we are doing the same thing!we daroods are not angels!
    xidid @ 6/25/2008 9:53 PM EST
 defender
waxa aad weli jeebka ku sidataa maangaabnimada c/yuusuf, qanyare iyo wax la mid ah eey ku burburiyeen dal dhan. waxa aad iska indho tireysaa xaqiiqadaha in dalkii soomaaliyeed eey burburiyeen welina eey xasuuq ku wadaan dadka soomaaliyeed tan iyo markii gobanimada la qaatay. ceydiid haddii uu dad xasuuqay xisaab socotay ayuu dhinac ka galay iyada oo weli socotana wuu xijaabtay, welise waxaa xisaabtii sii wada kuwa nool ee ku sifoobay dilka dhaca, kufsiga, iibinta, iyo mooraduugga guud ahaan shacabka gaar ahaan inta wax tarka u leh umadda. haddiise marwada ceydiid eey ka hadashay dhibta umadda heysata, waxa eey mudantahay in loo riyaaqo waxaa xataa haddii eey erayadaasi kasoo yeeraan ibliis. aweys ilaa inta laga xusuusto hal qadiyad ayuu ku taagnaa ha toosnaado ama ha qaloocdee waana in diinta islaamka lagu maamulo dalka. jirjiroole hadba geed ku dhegan waa ina yeey, suudi, moorgan, cadde, iwm. taariikhda baro
    defender @ 6/25/2008 5:53 PM EST
 Horta Marwo Khadiijo xaal ka bixi yey aflagaadada ragan xishooneyn.  sharci Islaam iyo mid kaleba, laguma sheegin naf waxay gashey naf kale loo qabtay.  Hadalkeeda iyo ogaanshaheeda Khadiija waa qof dooneysa in Soomaali dhibta haysata in ay ka baxdo.  Waxay taageertay dowladda Fedraalka, Madaxweynaha Soomaaliya waxay u muujisay taageero markii Madaxweynaha booqashaddiisii ugu horeysey ku tagay Ugaandha.

Hadaba, iyadda ma aha M.F. Caydiid.

Qolyahay is barbardhigaya C/diid iyo Madaxweynaha Soomaaliya, waxaan leeyahay qayladda iyo fadhi ku diri loo baahna.  C/llaahi dagaal qabiil waligii ma gelin.  Jabhaddii SSDF buu hogaan u ahaa iyadana waxay aheyd jabhadd mucaarad ah oo dawladdii afweyne ka soo horjeeday.  Tii xoreynta Gaalkacyo baa ku xigtay, Islaamkuna waa uu qabaa qofkii gardaro kugu qabsado in aad iska kicisid.  Tii Puntland ee Xassan Daahir iyo jabhaddiisii ugu saaray Boosaaso baa ku xigtay.  Waana la ogaa Xassan Daahir in uu waday fikraddii Caydiid oo laakiin magac diin loo bixiyey.  Waxaa ku xigtay qolyo yar oo hada xaaraan ku haysata Puntland mar ay damceen in ay fowdo iyo nidaam daro ka bilaabaan Puntland.  Iyaggana 4 bilood buu baryey, markii uu diidayna 2 casho buu ku soo qabqabtay, qaarna ay baxsadeen.  Waxaa ku xigta tan xamar ka socotana iyadan waxaa ka wadaa waa nidaam soo celin iyo kala dabmeyn dawladdeed.  Qolyaha halkan caytamaya ama ka habaartamayna in uu dhaqan celin u furo ayuu ka tahay.

Caydiidse, waa ognahay tii uu xamar, kismaayo, iyo baydhabo ka sameeyey.  Xasuuq cad bay aheyd.  Bal dib u eega Eelayda waxa uu ku sameeyey.

    Arraweelo10 @ 6/25/2008 11:51 AM EST
 Bootaan(1st lady Lol!!!!), it would have been appropriate for her to take part of politics back in the 90s.  I would have had a great respect for her, if that was the case, not showing up 1st time Non State stake holders meeting in Kampla last year and now opportunistically speaking up after 18 years of silence. Give me a break.  
    bootaan @ 6/25/2008 11:36 AM EST
 As a former first lady of Somalia, I am sureshe feels she has to take an active role in bringing peace to our country. We should thank Mrs Aidid for speaking up. We need more women to take the same approach. I think alot guys on this forum are pis**d because they believe women have no place in politics.  
    Arraweelo10 @ 6/25/2008 11:17 AM EST
 Shanta, Warshada Birta oo sideedii ah may geeyeen Uganda?. walaahi taas maan ogeyn. Waa runta haddey waddaninimo hayso ha u soo celiso Soomaliada hantidaas, mise ilmo Caydiid lagu korinayaa xaraantaas. Walaahi ma la naxaayo.  
    Ammar_7 @ 6/25/2008 10:58 AM EST
 Ali Mahdi brought chaos to Somalia
    shanta @ 6/25/2008 8:07 AM EST
 She should ask the hosting government to give back the factory (iron mill) that her husband illegally moved to Uganda-when he was considering an amnesty offer during the Restore Hope days. She has been receiving a dividend ever since moving to Kampala.  
    gaafoow geesi @ 6/25/2008 5:48 AM EST
 I REMEMBER YOUR COMMENT ON THE REDIO INTERVIEW 1994- (WAAGUUW CEEYDIID I GUURSANAHAYAY AYAAN OGAA INUUW YAHAY FARAJ UMADA SOMALIYEED LOO SOO DIRAY) WHAT A QOROY ISKU JIID DHIIBYACAB U DURBAAN TUNTU YOU ARE,HELL HAS NO ROUGH THAN THE WAY YOUR FAMILY DISTROYED SOMALIA AND KIILED MILLIONS OF INNOCENT SOMALIS,I WOULD SAY IF YOU WANT TO TOLK GOOD TELL ALSHEEYDAAMIINTA WADANKII KU DHEELAY GO BACK TO MURUG AMA MUDUG,XARAANTA KU DIFAACEEYSO DAKANA QABIILIISTE KU SHEEGAAYO SOOW SABABTEEY KUU DIFAACAYAAN MAAHA WEXEEY KA SOO JEEDAAN REER DOOFAAREEY,SHALAYNA SHIIKHYAAL AYEEY AHAAYEEN,DIINTA AAD RABTAAN DADKA INAAG U DHIGTANI WAA TAA IYO CAATO OO LASII DAAYO MASAAKIIN AAN WAXBO GALABSANA SUUQYADA KU BASTOOLADEEYSAANE DHIGA SHAATIGAAN DIINTA EE QAATA SHAATIGA WAXAAD KU SIFOOWDEEN,FIQI TOLKII KAMA JANO TAGEE ILEEN WELI IDINKII AYAD EHEEDEEN!
    @ 6/25/2008 4:42 AM EST
 all of u shut up!!!
u r talking nonsense follow the advice of the lady as she may seek repent from allah!
allah forgives his people so whom is she needed forgiveness
    xusseenwadani @ 6/25/2008 4:08 AM EST
 you guys are all Juhalaa, you do not see these worest criminal ever after Fircoon like Abdulahi Yusuf. some people still call president do you believe that? Aideed had died 10 years ago, and what he did is his camal for Aakhirah, right or wrong he got aleady but we have to talk these criminal men who is masscaring our innocent people.  tribism do not make any sense for any of us, we all Somali and we all need each other.  When you see me some where that few Somalis live I am your brother, but when I am in Somalia I am your enemy that is somali bad culture!!!!   We call Somali youngers to join us and demonstrate and stand up together and get red of bad old mentality.....
    almansoor @ 6/25/2008 4:03 AM EST
 all of u shut up!!!
u r talking nonsense follow the advice of the lady as she may seek repent from allah!
allah forgives his people so whom is she needed forgiveness
    xusseenwadani @ 6/25/2008 4:02 AM EST
 you guys are all Juhalaa, you do not see these worest criminal ever after Fircoon like Abdulahi Yusuf. some people still call president do you believe that? Aideed had died 10 years ago, and what he did is his camal for Aakhirah, right or wrong he got aleady but we have to talk these criminal men who is masscaring our innocent people.  tribism do not make any sense for any of us, we all Somali and we all need each other.  When you see me some where that few Somalis live I am your brother, but when I am in Somalia I am your enemy that is somali bad culture!!!!   We call Somali youngers to join us and demonstrate and stand up together and get red of bad old mentality.....
    sheikh @ 6/25/2008 3:03 AM EST
 All of your comments is based on Qabil why you not
Others say the same thing. sham on you guys. She is
right. Khadija keep talking and say what you think.
    kuraysomali @ 6/24/2008 11:45 PM EST
 Judge not a man by his clothes, but by his wife's.

Adeer inantu hadeey fiicantahay Gen. Caydiidbaa laga
garan lahaa!
    Arraweelo10 @ 6/24/2008 6:51 PM EST
 Nadi

Say no more word.
    ABDIAZIZ2007 @ 6/24/2008 4:11 PM EST
 Ado81. THANKS i might have some lack of critical thinking.but we can all agree on I  have seen with my eyes Aidid selling Darood childrens to Ajnabi in xamar loads of them ..and just imagine those mothers still searching to whereabout ..and thirdly mrs Aidid is not and cannot be our mother neither our somali sisters and she has no voice or right to say or spoken about somalian issues ever.
    nadia208 @ 6/24/2008 3:54 PM EST
 Acuudu-bilaah min-qadabalaah!
    dhako-fuule @ 6/24/2008 3:49 PM EST
 @=dako-fuule
    @ 6/24/2008 3:47 PM EST
 Abdiaziz2007, like most Somalis you suffer from the lack of critical thinking. You quibble over the fact that Ceydiid killed more people when I conceded that point. I said Ceydiid was more COMPETENT in the then blossoming business of Clan based rebel groups. What on earth do you think that meant? That Ceydiid was better in bed?

My reply addressed your preposterous claim that Ceydiid "started this tribal tension and mass murdering." I merely pointed out that your aforementioned claim is factually wrong. C. Yuusuf started "tribal tension and mass murdering" and having failed miserably first time try, he succeeded this time in bringing Ethiopians in cahoots with like minded traitors. Our country is now at the mercy of veritable traitors who would do anything for their masters.

But don't you worry because a new breed of Somalis are rising to the occasion... young devoutly religious, patriotic men... who were born after 1991 or were too young to partake in our clan based fratricide, armed with nothing but rusty AK-47s, worn-out sandals and frazzled macawis are earning their place among immortal Somali nationalists Maxamed cabdula Xassan.
    Arraweelo10 @ 6/24/2008 2:15 PM EST
 Ado 81,
We heard you once, twice is unnecessary. She is not ordinary lady who is concerned like our mothers or sisters, she is woman who had amnesia in the 90s when her husband Gen. Waaw was going around and he was commiting genocide from Mogadishu, Baydhabo, Baladweyne, Galkacyo and Kismayo. I just can't believe she would this stubborn, of course she is reer MUDUG. Lady Aideed Somalis could forgive you, but they haven't forgot.
    @ 6/24/2008 2:12 PM EST
 Sister Khadija,
did you ever say to your ex-husband that what he was doing was wrong or you just recieved the loot?  By the way, since you are a good looking  Somali sister, you could join me here in north America. If your ex-husband's loot is over, I can arrange job for you at a pig-butcher factoy, on the condition that you say your fake prayers  at your free time!
                                                                                                    Gacaliye
    abdiaziz2007 @ 6/24/2008 2:10 PM EST
 Ado and Dhako-fulee.. In comparrison between the two evils stated ..Aidid has committed more killing than any other warlord in somalia..there is nothing called burrying the hatchs and the soo called AL-shabab should be included to the list .there nothing called somali nationalist at this time neither in coming future..untill the truths and those responsible and there fellowers are been brought to justices..IM not the soo called yssuf clansmen as you have stated neither supporter of the new goverment..Finally if you guys are calling yourself the somali nationalist..believe me i dont want to be part of it..Everyone somali who played apart the destruction  and killings are those who have louder mouths called for help and unity now..shame on you
    wiilwaal1 @ 6/24/2008 2:10 PM EST
 what hapen in 1990s was a civil war,we all fought
each other aideed just and his clan were the winners
of it.why so many of you in here are acting like we
were all victims? we the daaroods were not angeles
we kill other Somalian too hello.also when you compare
aideed and YEEY we all know nothing is worse then
YEEY a traitor indeed even aideed did'nt side with
EThiopia like YEEY did.LOOK AT THE GENOCIDE TAKING
PLACE IN XAMAR NOW WHO IS BEHIND IT YEEY AND HIS
PUNTLAND FAMILY SO WHY CRY FOUL SINCE YOU DOING IT TOO
    @ 6/24/2008 2:06 PM EST
  Abdiaziz, You're being shallow-minded, What does this beautiful lady have to do with the actions of her husband and she is just a concern Somali woman just like your mother and sister and she has the full rights for that. Despite the evils of the past, Forgiveness, compromises and moving foward is a challenging step that most of shallow-minded Somalis like you fear to take. Burry the hatched to the old clannish rivalery and embrace the spirit of Somalihood -- probably join the Al Shabaab the only existing Somali nationalist in the Country.
    Arraweelo10 @ 6/24/2008 1:53 PM EST
 Adduunyoy xaalkaa ba'a. Isma oran Caydiid Xaaskiisa ayaa maanta nabad iyo dad ka naxaysa. Too late sister, you should have spoken out at least at the peak of your ps'cho husband was sloughtering Somalis of all kinds of walks in every corner.

"The Somali crisis started following death of Said Bare that brought the desert country into chaos with various rebel factions and war lords."

These folks should check history before they report this garpage, if I correct you crisis had started when this lady's ps'cho husband (General Waaw) had over thrown Siad regime, not when he died.

    Mahiigaan @ 6/24/2008 1:33 PM EST
 Aah she gives advice other men, where was she when her
husband was Murdering 3000000 somalis children, women and men
elderly?

Go to h e l l woman!
    Ado81 @ 6/24/2008 1:06 PM EST
  Abdiaziz, You're being shallow-minded, What does this beautiful lady have to do with the actions of her husband and she is just a concern Somali woman just like your mother and sister and she has the full rights for that. Despite the evils of the past, Forgiveness, compromises and moving foward is a challenging step that most of shallow-minded Somalis like you fear to take. Burry the hatched to the old clannish rivalery and embrace the spirit of Somalihood -- probably join the Al Shabaab the only existing Somali nationalist in the Country.
    Gaadh'haye @ 6/24/2008 1:03 PM EST
 Dhako,
That's correct.
    dhako-fuule @ 6/24/2008 12:51 PM EST
 Abdiaziz2007, you are factually wrong. The Ethiopian lackey C.yuusuf started the clan-based militias that ultimately caused the downfall of Somalia's government in the aftermath of '77 war. C.yuusuf actually led a group of Ethiopian soldiers and took down the Somali flag and in it's place hoisted Ethiopian flag. It was your hero that started clan militias in order to fight the internationally recognized government of Somalia and sow the seeds of Somalia's self-destruction. Your role model committed the original sin. Where as Gen. Ceydiid (AUN) was only following in the footsteps of his pal, c.yuusuf. It's just that Ceydiid was more competent at it than c.yuusuf could ever dream of. That's why c.yuusuf was cheering for Ceydiid when he "was killing" and later c.yuusuf stood beside Ceydiid when he was announcing his "salbalaar government."

    momo519 @ 6/24/2008 12:32 PM EST
 Sigma-soma,

You are the best!
    sigma-soma @ 6/24/2008 12:13 PM EST
 Waar indho adagaa ma libaax bay raq la wadaagtay.
ooops, ilayn ooridii Caydiid bay ahayd. Dhiig ya cab sida in
Yey. Marlay duqdiisuna meel bay ka soo ifi doontaa. Ma tan baa
ma tuu Rayaale wataa. Araweelo hooyooyinku waa tiirka maxaa
daba socod ka dhigay. Ka wargali inay Araweelo ka soo jeedaan.
I wonder when we will see a prominent women disagreeing with her husban
rather than autorizing the men's doggy actions.
    abdiaziz2007 @ 6/24/2008 11:00 AM EST
 Khadija you should be a shame of your self dear and hide a way..you  have stood up when your husband was killing and you were praising him with the late singer Magool..your husband has started this tribal tention and mass murdering in our country...you should be brought to court to face justice.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.