10 comment(s)
Add comments  
    xinfiniin @ 5/21/2008 6:26 AM EST
 Can the UN pass resolution to return the Boers to reign on
this wild animals.

VIVA APARTHEID
    kadarow @ 5/21/2008 5:22 AM EST
 I am fedup with the people who always labels others in aaney wadaniyiin aheyn taas oo ay caado ka dhigateen website yada Dayniile iyo wixii la mid. Sida in uun iyaga keliya ay somali yihiin oo dadka aan la fikir aheyn oo idil aaney somali aneyn. Wax walwalba oo iyagu qabiil ahaan u taageeraan ama u jecelyihiin waxey u gelinayaan shaati somalinimo iyo wadanimo. Bal halkee A/Yousuf ku noqdey nin aan wadani ahayn laakiin Qanyare uu ku yahay wadani. Labaduba waa labu tuug oo maslaxadooda uun eeganaya. Wax ay Somali u hayaan ma jirto. Halkee kuwa umada somaliyeed ee muslimiinta ah ku leynaya magac muqaawimo ay wadani ku noqdeen. Anigu waan jeclahay kamana soo horjeedo in Ethiopianku waddankeenna ka baxaan. Laakiin labo tuugo ah inta isa soo raacdo oo madaxa soo duubato oo bulsahda dhexdeeda xabbad ka soo tuurto waddan xoreyn kama aha oo ummadda in ay halaagaan bey ka tahay, waayo haddii ay rabaan in ay la dagallamman Ethipianka way yaqaannaan meesha ay ka helayaan oo xeryahoodu yihiin may u tagaan oo la dagaalammaan. Hadafkoodu waa in ummadda la halaago. Kuwa qofka muslimka missajidka dhexdiisa ku dilaya ama alabaabka misaajid u fariisanaya haddana ku leh waxaanu difaacaynaa diinta islaamka. Website yada taagaa kama ahan wadanimo iyo somalijeceel waxey ka tahay qabiil. Dayniile somalida denbi badan buu ka geley, isku dir, hadal qallocin dad qaarkii lagu kacinayo, been sheeg uu hadaf kale ka leeyahay in uu ummadda isku diro. Wax walba oo somaliya ka dhaca wanaag iyo xummaanba waxuu u rogaayaa hab qabiil oo shaati qabiil buu u gelinayaa. Had iyo jeer waxa qabiilkiisu sameeyo xummo kasta oo ay leedahay waa wanaag, laakiin dadka kale waa wada dabadhilif. Waxaan ka codsanayaa in ilmaha yar-yarka oo aan saxaafadda waxba ka aqoon laakiin qabiil uun riman in laga qabdo ummadda. Waad dad aan haba yaraatee wax xishood ah aan leyn.
    nadia208 @ 5/21/2008 4:17 AM EST
 Kadaraw, you said the truth. waxaa la yaab leh sida
aysan u laheen wax isdhaama oo xataa u haystay in
waxaas Raganimo iyo geesinimo tahay,ka sii daran maba
dhicin in mid ka mid eh yiraahdo way dhacday waana
qalad aan samaynay ee aan afka iyo addinka ka saxno
qaladkaas. waxaan shaqsiyan u ooyaa naag dariskeena
oo 60jir eheed oo teenagers xoogeen ka bacdina markay
qaxday jidka ku sii dhimatay Oon dartiis;sabata saas
loo yeelay Daarood waaye naagta,kuwaas aa maanta raba
inay kuu sharxaan waddaniyad oo ka hadlaan Damiir.
Way dhici kartaa in qof ama laba wax xoogo laakiin
waxaa la yaab lahayd Jamaacada USC sida ay u
badnaayeen ,koox koox isula socdaan oo midna kan kale
ka caqli rooneen.Ilaa hadda ma ogala xataa in ay ka
hadlaan. Ethipia waxay leedahay the most diciplined
army in Africa,the have Feudal mentality,si sahlan
askariga ethiopianka wax qaldan maba ku samayn karo,
hadday dhacdana waxaa waaye wax hal ama laba qof
sameeyeen ee ma aha Systematic USC style.
    kadarow @ 5/21/2008 1:59 AM EST
 Waxaa cajiib ah in dad badan oo somaliyeed ay had iyo jeer tusaale usoo qaataan in ethipianku xoogeen dumar somaliyeed. Waxaanse la yaabanay in dadkaasu aaney marnaba ka hadlin dhibka ay USC Hawiye u geysatey dumarka somaliyeed ee muslimiinta. Miyaaney xusaasan 1991 ilaa iyo maanta waxa ay geysatey USC Tolkeyga oo dhibaato ah marka aad had iyo jeer website yada USCda sida Dayniile, Waagacusub etc ay caado ka dhigtaan in ay sheegaan gabdho soomaliyeed baa la xoogey. Yaa xoogistii ugu darneed ku sameyey dumarka soomaliyeed oo iyaga ka daran, sow iyagii xamar gudaheeda slavery ka sameeyey, intee lagu arkey USC horteed hooyo iyo gabdhaheeda oo hal nin isla xoogayo oo ilmo ka wada dhalayo intu gurigooda ku afuudubo sanadaadka ku heysto. Haddii aad tihiin USC maba ahidiin in aad ka hadashaan waxbaa la xoogey. Inta aad u geysateen dumarka somaliyeed maba lala barbardhigi karo inta ay Ethiopianku geysteen haddiiba ay geysteen waayo wax cad ilaa iyo hadda nama iidaan tusin aan ka aheynd haddaladdiin beerjecleysiga ah ee aad dadka ku qaldeysaan. Ilaa Muqdisho, Marka, Beydhabo, Barawa, Kismayo ayaad dumarka Beritiga dabada ugu gureyseen sanadaad oo ninwalba oo USC ah Slavery u heystey boqollaal dumar somaliyeed oo muslimiin oo uu xaaraan ilmo kaga dhalaayey, Bal waxaa dhaceysey in aad aabayaashood hortooda ku kufasaneyseen. Markaa aawey diinta aad maanta rabtaan in dadka ku duufsataan. Waxey aheyd haddii aad Hawiye tihiin in aadan muwaadiicdaas kaba hadlin. Waayo gacmahiin dhiigga dumarka Somaliyeed baad ku dheqdeen.
    nadia208 @ 5/20/2008 5:56 PM EST
 Lover of peace you have made agood point, but that is
us, we are allowed to do all things devatating.
Crime is only a crime when others do it, and who
are the others,ther rest of Humanity.

Bantu Africans will do such things but they won't
continue it for long 18 years,yet we call them names.
    Gaadh'haye @ 5/20/2008 5:19 PM EST
 Gacaliye,
Correct.
    Peace_Lover @ 5/20/2008 4:06 PM EST
 come on guys adinka maa dadkale aps ku wacaayo? horta somalida iney dadkale cayso uma banaana. guriiga aa soo gubteen dhulkiina ayaa soo burburiseen dadkiina maqaar ayey cunoyiin, ilmihiina wax barasho ma heystaan bazuke iyo bomb ayey ku ciyaraan markaas aa dadkale aps lagu wacaa. walee daanyeer dabadiisa ma arko mida kale aas ku diimaa been maahin. umad cawo iyo qabiil isku dagaleyso oo hal eri xitaa isku dileyso aa laga dhashtey kuwo xamar sidii daanyeerta oo kale isku bursanayaan ma aragtiin miyaa. iimaanka geed dheer allaha idinka saaryee.    
    [email protected] @ 5/20/2008 4:02 PM EST
 Thanks for your correction bro Gaadh, it was John Vorster who immplement the S*it system, wasn't he?
    Gaadh'haye @ 5/20/2008 3:33 PM EST
 Dr Hendrik Verwoerd was the father and founder...
    [email protected] @ 5/20/2008 3:29 PM EST
 John Vorster, the father of apartheid turns himself in grave shouting, " didn't I say that black South Africans are aps walking on 2 instead of 4".

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.