Bandhiga buuga �Hiyi Durugsan� oo lagu qaban doono magaalada Toronto, ha moogaan, hana ka maqnaanin.  

Buuga �Hiyi Durugsan� oo ah buug ay ka buuxaan suugaan qani ah, isla markaana ah buug si xeeldheer looga soo shaqeeyey ayaa waxaa lagu bandhigayaa magaalada Toronto ee dalka Canada. Buuga �Hiyi Durugsan� waa suugaanta Abwaanka weyn ee C/laahi Faarax Warsame (Lecture), waxaana buuga ka qorey qoraaga weyn ee Maxamed Shiikh Xassan.

Goobta lagu soo bandhigayo buuga ayaa waxaa loogu talagalay in ay noqoto goob ay ka muuqato hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, iyadoo laga codsanaaya dadku in ay usoo labistaan qaabka hidaha iyo dhaqanka. Goobtan ayaa waxaa sidoo kale lagu soo bandhigi doonaa suugaan iyo falsafad suugaaneed oo kala duwan, cayaaro hido iyo dhaqan, IWM. Haka maqnaanin hana moogaanin.

Goobta:

Days Hotel oo ku yaala Jane and Wilson.
1677 Wilson Ave, Toronto, On M3L 1A5

Goorta: March 27, 2010

Saacada: 3:00 galabnimo (pm) ilaa iyo 10:00 habeenimo (pm)

Waxaa xafladan soo qaban qaabiyey dhamaan dadka kala ah:

Khadiija Abdilaahi Dalays

Batula Shiikh Ahmed Gabale

Qadra Jaamac Cali ( Qoorsheel)

Maryan Faarax Sendiko

Nasra Qaliif Baadiyow

Sahra Xaaji Xasan

Dr. Khadija Maxamed Cali

Faduma Ahmed ( Qoorweyne)

Xildhibaan Cawed Ahmed Cashare

Naasir Cabdi Baalle

Xaaji Maxamuud Bood

C/laahi Xaaji Maxamuud

Zakariye Wahaabi

Cabdiraxman Shiikh Ciise

C/risaaq al-Nahyaan

Muuse Kuulow

Axmed Ismaaciil Hoori

Bashiir Abshir Cali

Axmed Xaafuun

Carab Ismaaciil Cashuur

Xassan Tuke

Baarliin Cadami

Xaawo Aadan Warsame

Leyla Qoorsheel

Maxamed Teenis

Mahad Afweyne

Maxamed Daahir Xassan

Cureeji Axmed Caalin

Abdifataax Marayare

Khaalid Ibraahin Uurcad

Caruus

Waxaad gudiga kala xiriiri kartaa: Tell: 647-881-6685 Ama 416-241-6178

Radiofreesomalia.com