Sanadkii afraad galabta Jimcaha ee May 27deeda, dhiirigelin iyo baraarujin badan oo la xiriirta waxbarashad ayaa la isku boorin doonaa. macluumaad badan ayaa la siin doonaa ardada iyo waalidka Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota iyo nawaaxigeeda. Waxaa kale oo goobta iman doona Jaamacadaha waaweyn ee gobolka Minnesota. Hambalyada iyo damaashaadka waxaa bar bar socda sanadkan halku dhegga ah
Aan xusuusanno malaayiinta caruurta Soomaaliyeed ee aan maanta haysan daryeel, ammaan, iyo waxbarasho,
Goobta: SomaliEducation Center
2200 Nicollet Ave South
Minneapolis, Minnesota
Goorta: May 27, 2005 Jimcaha saacaddu markay tahay 04:30 galabnimo ########################################################################
Xuska Maalinta Degaanka Adduunka
(The world Environmental Day)
Tsunami ka dib iyo degaanka Soomaaliya
Goobta: Brian Coyle (Ceder Somali Community Center)
420 15th Ave South
Minneapolis, Minnesota
Goorta: June 5, 2005 Axadda saacadu markay tahay 01:30 galabnimo
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir
Maxamuud Nuur Wardhere
Xafiiska US Sen. Coleman MN
[email protected]
Farxiya Faarax
University of Minnesota
[email protected]