Marxuum Gen. Cabdullahi Faarax Hoolif

Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan eheladiis iyo asxaabtiis in uu ku geriyooday Magaalada Seattle ee Gobolka Washington (USA) marxuum Gen. Cabdullahi Faarax Hoolif.

Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii ka waraabiyo dhammaanteyna samir iyo iimaan. AAMIIN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida Marxuum Cabdullahi Faarax Hoolif


Marxuumad Salaado Raage Guure

Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan eheladiis iyo asxaabtiis in ay ku geriyootay Magaalada Nairobi ee dalka Mareykanka marxuumad Salaado Raage Guure

Waxaan ilaaheey uga baryeeynaa in uu jannadii ka waraabiyo dhammaanteyna samir iyo iimaan. AAMIIN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida Marxuumad Salaado Raage Guure