Tacsida Marxuum Col. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)

Dhammaan Jaaliyada Digil/Mirifle ee UK, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Col. Hassan Mohamed Nuur (Shatigaduud) oo maanta oo ay bishu tahay April 3, 2013 ku geeriyooday magaalada Frankford ee dalka Germany, waxaa ayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Dadka Tacsidan diraya oo kala ah:

Abdirashid Haji Hassan
Abdirizaq Sheikh Mohedin
Mohamed Abukar Afgelin
Salah Sheikh Osman
Aden Haji Hassan
Madey Nuurey Sheikh
Abdi Aden Abdi
Macalin Aden Hudurow
Abdihamid Libow
Nur Osman Ibrahim
Ibrahim sheikh Bafe
Abdikariin Mohamed Ali Yaan yurow
Mohamed Nur
Jaylani Haji Hassan
Isaaq Ibrahim Dheere
Maday Yaqub
Yasin Mohamud Leysan
Halimo Sheikh Mukhtar
Aden bulle
Abduwahid Haji Hassan
Ibrahim Isaaq Ibrahim
Ahmadey Sheikh Muqtar
Abdiasis Sheikh Mukhtar
Yunis Sheikh Hamud
Fadumo Mohamed Nur
Saciido Mohamed Nur
Abdirashid Baafo
Abdullahi Ganay
Maday Isaaq
Hussein Baraawi
Ibrahim Barow
Ilyas Qalinle
Amal fasho
Abdullahi Hamud

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida Marxuum Hassan Mohamed Nuur (Shatigaduud)


Tacsida Marxuum Maxamed Cabdi Xuseen

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada London lagu dilay habeenkii taariikdu ahayd 02/04/2013 Maxamed Cabdi Xuseen Muumin. Waxaa tacsida marxuumka la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis meel kasta oo ay joogaan. Waxaanan ilaaheey uga baryeynaa in jannadii fardowsa ka waraabiyo. AAMIIN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuum Maxamed Cabdi Xuseen

 


Tacsida Marxuum Cabdisamad Xaaji Cabdullahi Xaaji Muxumed

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Kanada ku dhintay taariikdu ahayd 27/03/2013 Cabdisamad Xaaji Cabdullaahi Xaaji Muxumed.

Waxaa tacsida marxuumka la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis meel kasta oo ay joogaan. Waxaanan ilaaheey uga baryeynaa in jannadii fardowsa ka waraabiyo. AAMIIN

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsida marxuum Cabdisamad Xaaji Cabdullaahi