AMA LAW OFFICE
     
February-13-12 today from hiiraan online :  _
Somali Concert
 




hit counter

 
 
 
OGEYSIIS - OGYEYSIIS - OGEYSIIS



Xiriirka Olympikada Soomaaliyeed oo diyaargrow ugu jira ka qaybgalida tartanka Olympikada (Olympic Games) ee ka dhacidoona waddanka SHIINAHA ayaa waxay ogeysiinayaan dadweynaah Soomaaliyeed (Gudaha & Dibadda) ee qaba xirfadda ciyaarah fudud sida ORODADA, DABAASHA, BOODADA SARE/HOOSE  iyo dhammaan ciyaarah kala duwan in ay la soo xiriirtaan Xiriirka Olympikada Soomaaliyeed.

 

Waxaad xiriirka Olympikada Soomaaliyeed kala xiriiri kartaa:

 

            Xiriirka Olympikada Soomaaliyeed
            Somali Olympic Committee

            E-mail: somalioc@gmail.com

            Phone: : +447961180579

 

“SOO NOOLEEY MAGAC SOOMAALIYEED KANA QAYB GAL CIYAARAH

FUDUD EE LAGU QABANDOONO WADANKA SHIINAHA”

 

WAAD MAHADSANTIHIIN

 




 Home  |  Email    |  Print    

 
 



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com