4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
January at HIPS

advertisements
On 27 January, the Prime Minister of Somalia has asked HIPS Director Abdi Aynte to serve in a new technocratic cabinet. Mr. Aynte accepted the new responsibility after much deliberation and consultations. HIPS director was appointed the Minister of Planning and International Cooperation. He immediately stepped aside from HIPS according to internal policies. We wish him good luck.

HIPS Deputy Director, Abdirashid, Hashi will serve as the Institute's interim director pending parliamentary approval of the new cabinet. If Aynte is confirmed, Mr. Hashi will be the director of HIPS as per the organizational structure, and will work closely with the board, partners and donors. 

Most importantly, HIPS will maintain its independence and impartiality while informing the overall process with sound research and analysis.

On 15 January, HIPS celebrated its second anniversary.  It’s been two extraordinary years for HIPS team. The institute grew exponentially while making its mark in the area of policy research and analysis. Challenges were many and at times jolting. But the staff of the Institute developed the necessary resilience to weather the ever-changing storms

The institute developed a three-year strategic plan (2015-2017) complimented by a clear and pertinent research agenda spanning from inclusive politics, justice, security to rights, aid and development.

Forum for Ideas
On 29 January, the institute co-hosted a forum on “The effect of ‘shuruur’ (corruption) on Somali Media” with Internews Europe, an international media development organization. Media owners, reporters and editors took part in the discussion on this pervasive challenge facing media and impact this culture has on the news and information consumed by Somalis.

HIPS footprint
On 25 January the outgoing HIPS director Abdi Aynte was a guest on VoA Somali Service to comment on Turkey’s president, Recep Tayyip Erdogan, visit to Mogadishu, Somalia. You can listen to the interview here. Aynte’s talk starts at: 16:00.

The London-based Middle East Eye also featured Aynte in an article titled: “Turkey Strengthens Ties in Africa”. You can read that article here.

Deputy Director Abdirashid Hashi was a guest on BBC Somali Service to comment on the defection of top al-shabaab commander, Zakariye Ismail, who surrendered in December 2014. You can listen to the interview here.
 
Janaayo iyo HIPS
 
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Sharmarke, ayaa 27-kii January wuxuu ka codsaday agaaimaha Machadka Heritage, C/raxman Caynte, inuu ku biiro gole wasiirro cusub oo uu soo yagleelay, kuwaas oo lagu soo xulay kartidooda iyo aqoontooda.  Mr. Caynte ayaa aqbalay codsigaas, kaddib wadatashi uu la yeeshay asxaabtiisda iyo ehelkiisa. Waxaa loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamig ah. Markiiba, Mr. Caynte dhinac ayuu uga istaagay hoggaanka HIPS, sida uu qorayo sharciga HIPS. Guul ayaan u rajeyneynaa.

Agaasime Xigeenka Machadka, C/rashiid Xaahis ayaa si ku meel gaar ah u siin hayn doona xilka HIPS. Haddii Golaha Baarlamaanku ansixiyo wasiirrada cusub, Mr. Xaashi ayaa si rasmi ah ula wareegi doona hoggaanka HIPS, si ku cad sharciga HIPS, wuxuuna si qoto-dheer ula shaqeyn doonaa Golaha Sare, deeq-bixiyayaasha iyo hey’adaha kale ee jaalka la ah Machadka.

Waxaase ugu muhiimsan in Machadka uu sii wadan doono madax-bannaanidiisa iyo dhexdhexaadnimadiisa, isagoo ka qayb qaadan doono inuu kaalin wanaagsan ku yeesho jaan-goynta siyaasadda, una sii maraya cilmi baaris iyo taxliil.

Machadku wuxuu qoray istiraatiijiyad saddex sano ah (2015-2017) oo ay kaabayaan ajande cilmi baaris oo cad, kuna qotoma dhinacyo badan, sida: siyaasad loo dhan yahay, garsoor, amni, xuquuq aadame iyo gargaarka iyo horumarka.

Madasha Wadatashiga
29-kii Janaury, Machadku wuxuu qabtay qayb kale oo kamid ah Madasha Wadatashiga, halku-dhiggeeduna yahay: “Saameynta ay Sharuurtu ku Leedahay Warbaahinta Soomaalida”. Waxaan madashaas ka qabannay hey’adda InterNews Europe, oo ah hey’ad ka shaqeysa horumarinta warbaahinta. Kulankaas waxaa ka qayb galay milkiilayaal warbaahineed, wariyayaal, tafatirayaal, iyagoo ka dooday sida looga waaban karo dhaqan ragaadiyay warbaahinta Soomaalida, saameyntana ku leh tayada xogt iyo wararka ay helaan shacabka.

Raadka HIPS
25-kii January, agaasimaha xilka wareejinaya ee HIPS, C/raxman Caynte ayaa marti ku ahaa idaacadda VOA, laanteeda af-Soomaaliga. Waxaa laga wareysanayay booqashadii taariikhiga aheyd ee uu Soomaaliya ku yimid madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyib Erdogan. Wareysigaas oo dhammeystiran halkan ka dhageyso (wuxuu ka billabanayaa 16:00).

Isla mowduucaas, waxaa Caynte ka wareystay wargeysa fadhigiisu yahay London ee Middle East Eyey. Qoraal halku-dhiggiisu yahay: “Turkey oo xoojineysa cilaaqaadka Africa” waxaad ka akhrisn kartaa halkan.
 
Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa iyana wareysatay agaasime xigeenka, C/rashiid Khaliif, isagoo falanqeeyay fakashada uu Zakariye Ismaaciil kasoo baxsaday kooxda al-Shabaab, bishii December. Wareysigaas halkan ayaad ka dhageysan kartaa.


 





Click here