| |
Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne oo howlgalo ka sameeyay deegaanno horay ugu sugnaayeen Xoogagga Ahlu Sunna
Khamiis, Maarso 4, 2010 (HOL) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan ayaa sacaadihii aynu soo dhaafnay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen deegaanno maalmo ka hor ay ka sugnaayeen Ciidamada Xoogagga ka soo horjeeda ee Ahlu Sunna Waljameeca. Ciidamada oo ku hubeysan gaadiidka dagaallka ayaa meelaha ay maanta gaareen waxaa ka mid ah deegaannka lagu magacaabo Beer-gadiid oo ka tirsan degmada Matabaan halkaa oo maalmo ka hor ay sugnaayeen Ciidamo uu horkacayo Guddoomiyihii hore ee degmada Beledweyne Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) oo hadda ka mid ah Maamulka Culimada Ahlu Sunna Waljameeca. Lama sheegin wax dagaal ah oo ka dhacay halkaa maadaama Xoogaggii Ahlu Sunna Waljameeca ee ku sugnaa deegaannka isaga baxeen markii ay maqleen warka ku saabsan in ay halkaa ku soo jeedaan Ciidamada Ururka Xisbul Islaam. Howlgalka ay sameeyeen Ciidamada Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee Magaalada Beledweyne ayaa muujinaya sida ay uga soo horjeedaan dhaq dhaqaaq kasta oo ay Xoogagga Ahlu Sunna ka sameeyeen qeyb ka mid ah Goballka Hiiraan, kadib dagaalllo dhowr jeer oo hore labada dhinac ku dhaxmaray Magaalada Beledweyne kuwaa oo markii danbe looga adkaaday Xoogaggii Ahlu Sunna Waljameeca oo ay horkacayeen Saraakiil hore uga tirsanaan jirtay Maamuladii soo mara Goballka Hiiraan sida Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Aada Cabdi Ciise (Garaaso ) Waxaa xusid mudan in deegaannka Beer-gadiid oo ay maanta tageen Ciidamada Xisbul Islaam ee Maamula Magaalada Beledweyne labo maalmood ka hor Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca oo ku fuliyay Xukun qas-qaas ah sida uu Warbaahinta u sheegay Aadan Cabdi Ciise oo goob joog ka ahaa fulinta Xukunka qas-qaasta ah. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
Maamulkii hore ee Jubooyinka oo la badalay iyo Maamul Cusub oo la magacaabay
04/03/2010 1:03 PM EST
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL)Kadib Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka oo ka dhacay xarunta jaamacadda magaalada Kismaayo eek u taal nawaaxiga saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxa lagu magacaabay xubno cusub oo uu yeesho maamulka xarakada alshabaab ee gobollada Jubooyinka.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Duqii Degmada Caluula oo Is Casilay
04/03/2010 3:19 AM EST
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL):Duqii degmada Caluula Xareed Ciise Cumar ayaa Maanta istaqaaladii uu isku casili lahaa waxa uu u gudbiyay Golaha deegaanka degmada Caluula oo ka tirsan Gobolka Bari.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|

|
|
 |
|
|
|
 |
Hay’adaha Qaramada Midoobi ee Nairobi ma u wareegi kartaa Xamar?
- Tafatirka Hiiraan Online
04/03/2010 11:24 PM EST
Waxaa jirta dood ka dhex socota hay’adaha qaramada midoobi ee Nairobi kuna saabsan sidii shaqaalaha hay’adaha qaramada midoobi ee hadda ku sugan magaalada Nairobi ay uga hawlgali lahaayeen dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
|
US looking into helping train Somali forces
- AP
04/03/2010 10:46 AM EST
BRUSSELS (AP) -- The U.S. is considering joining a European Union effort to train a new army for Somalia, whose government is fighting a massive rebellion by Islamic militants.
|
SOMALIS IN GRAND FORKS: Dueling centers, shared objectives
- GFH
04/03/2010 10:39 AM EST
With the urgent intensity of a general in the field, Mohamed Ismail maneuvers easily from Somali to English and back to Somali as he reviews the day’s assignments: nouns, common (as in “city” and “country”), and nouns, proper (as in “Grand Forks” and “United States”).
|
Pirates ‘to free yacht couple in 10 days’
- LEN
04/03/2010 9:26 AM EST
The British couple held hostage by Somali pirates could be freed within 10 days, it emerged today.
|
UN, agencies should return to Somalia-UN envoy
-
04/03/2010 8:11 AM EST
NAIROBI (Reuters) - The United Nations and other international agencies working on Somalia should move to the Horn of Africa nation from neighbouring Kenya to be more effective, the U.N. special envoy to Somalia said.
|
Spanish ship escapes Somali pirates after firefight
- DPA
04/03/2010 8:10 AM EST
London/Nairobi - Somali pirates fired a rocket-propelled grenade at a Spanish fishing vessel, which responded with gunfire, during a hijack attempt in the Indian Ocean, European Union naval forces said Thursday.
|
Confessions of a human smuggler
- Standard
04/03/2010 1:58 AM EST
He is facing charges related to piracy in the Indian Ocean coastline in Somalia, but Ahmed Mohamed Omar vows he is not a pirate.
|
Lanka hold talks with Saudi Arabia on hijacked Lankan seamen
- SL Guardian
04/03/2010 1:46 AM EST
March 04, Colombo, Sri Lanka Guardian - The Ministry of Foreign Affairs says that it is holding discussions with diplomatic quarters in Saudi Arabia on securing the release of the Sri Lankan crew members on board a Saudi ship which has been hijacked by Somali pirates.
|
Supreme Court appears split on Somalia torture case
- LA Times
04/03/2010 1:41 AM EST
Reporting from Washington - Barre Yousuf, a Somali businessman living in the state of Georgia, spent much of the 1980s in a small, dark and windowless cell in Somalia.
|
Supreme Court: Justices Weigh Claims Over Torture in Somalia
- NY Times
04/03/2010 1:37 AM EST
WASHINGTON — After the Supreme Court heard an hour of technical arguments Wednesday about whether foreign officials may be sued in the United States over torture claims, one of the plaintiffs in the case stood on the steps outside and recalled what had happened to him in Somalia in the 1980s.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|