| |
Xarakada Alshabaab Iyo beel kamid ah beelaha dega gobolka J/hoose oo Heshiis gaaray
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Wafdigii ka socday xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee mudooyinkii danbe ku sugnaa gobolka j/hoose ayaa waxa ay dhawaanahanba kulamo kala gooni gooni ah la lahaayeen odoyaasha beelaha dega Gobollada Jubooyinka. Shalay gelinkii danbe kulan ka dhacay xarunta gobolka ee K2 oo ay isugu yimaadeen xarakada shabaabul mujaahidiin iyo odoyaasha Beesha Absame ayaa waxa laisku afgartay qodobo dhowr ah kuwaa oo ay labada dhinacba isku raaceen in ay meel mariyaan. Qodobada ay isku afgarteen ododyaasha beesha Absame iyo xarakada alshabaab ee jubooyinka ayaa waxa kamid ahaa:- · In la taageero Heshiiskii ka dhacay magaalada baydhabo ee ay gaareen xarakada alshabaab iyo Ururka raaskaambooni · In Beesha Absame ay taageerto wilaayada islaamiga ah ee ka dhisan gobollada jubooyinka. · In cafis loo fidiyo islamarkaasina heshii lala galo xoogaga dagaalka kula jira xarakada alshababa gaar ahaan garabka uu hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe. Dhamaan qodobadaasi iyo kuwa kale ayay isku afgarteen labada dhinac in la meel mariyo. Afhayeenka Beesha Absame Ismaaciil Haaruun, oo uga warbixiyay saxaafadda kulanka ka dib ayaa waxa auu sheegay in heshiiskii ay gaareen odoyaasha beesha absame iyo xarakada alshabaab uu yahay mid ay labada dhinac isku raaceen in ay ilaaliyaan, waxa uuna sheegay in dhankooda ay ka go’antahay in ay meelmariyaa. Sikastaba ha ahaatee Masuuliyiinta ugu sareeysay Xarakada Alshabaab ee dhawanahanba ku sugnaa Gobollada Jubooyinka ayaa mudooyinkan danbe waxa ay kulamo kala duwan la qaadanayeen beelaha dega gobollada Jubooyinka iyadoo ay hore heshiis ceynkan oo kale ah ula sixiideen Odoyaasha Beesha Cawrmale ee degta gobollada Jubooyinka, waxaana ay sidoo kale arintani ku soo beegmeysaa xilli Sheekh Axmed Madoobe uu shaaca ka qaaday in uu sii wadi doono dagaallada uu kula jiro Xarakada Alshabaab ee Jubooyinka.
Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
Maamulkii hore ee Jubooyinka oo la badalay iyo Maamul Cusub oo la magacaabay
04/03/2010 1:03 PM EST
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL)Kadib Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka oo ka dhacay xarunta jaamacadda magaalada Kismaayo eek u taal nawaaxiga saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxa lagu magacaabay xubno cusub oo uu yeesho maamulka xarakada alshabaab ee gobollada Jubooyinka.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Duqii Degmada Caluula oo Is Casilay
04/03/2010 3:19 AM EST
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL):Duqii degmada Caluula Xareed Ciise Cumar ayaa Maanta istaqaaladii uu isku casili lahaa waxa uu u gudbiyay Golaha deegaanka degmada Caluula oo ka tirsan Gobolka Bari.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|

|
|
 |
|
|
|
 |
Hay’adaha Qaramada Midoobi ee Nairobi ma u wareegi kartaa Xamar?
- Tafatirka Hiiraan Online
04/03/2010 11:24 PM EST
Waxaa jirta dood ka dhex socota hay’adaha qaramada midoobi ee Nairobi kuna saabsan sidii shaqaalaha hay’adaha qaramada midoobi ee hadda ku sugan magaalada Nairobi ay uga hawlgali lahaayeen dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
|
US looking into helping train Somali forces
- AP
04/03/2010 10:46 AM EST
BRUSSELS (AP) -- The U.S. is considering joining a European Union effort to train a new army for Somalia, whose government is fighting a massive rebellion by Islamic militants.
|
SOMALIS IN GRAND FORKS: Dueling centers, shared objectives
- GFH
04/03/2010 10:39 AM EST
With the urgent intensity of a general in the field, Mohamed Ismail maneuvers easily from Somali to English and back to Somali as he reviews the day’s assignments: nouns, common (as in “city” and “country”), and nouns, proper (as in “Grand Forks” and “United States”).
|
Pirates ‘to free yacht couple in 10 days’
- LEN
04/03/2010 9:26 AM EST
The British couple held hostage by Somali pirates could be freed within 10 days, it emerged today.
|
UN, agencies should return to Somalia-UN envoy
-
04/03/2010 8:11 AM EST
NAIROBI (Reuters) - The United Nations and other international agencies working on Somalia should move to the Horn of Africa nation from neighbouring Kenya to be more effective, the U.N. special envoy to Somalia said.
|
Spanish ship escapes Somali pirates after firefight
- DPA
04/03/2010 8:10 AM EST
London/Nairobi - Somali pirates fired a rocket-propelled grenade at a Spanish fishing vessel, which responded with gunfire, during a hijack attempt in the Indian Ocean, European Union naval forces said Thursday.
|
Confessions of a human smuggler
- Standard
04/03/2010 1:58 AM EST
He is facing charges related to piracy in the Indian Ocean coastline in Somalia, but Ahmed Mohamed Omar vows he is not a pirate.
|
Lanka hold talks with Saudi Arabia on hijacked Lankan seamen
- SL Guardian
04/03/2010 1:46 AM EST
March 04, Colombo, Sri Lanka Guardian - The Ministry of Foreign Affairs says that it is holding discussions with diplomatic quarters in Saudi Arabia on securing the release of the Sri Lankan crew members on board a Saudi ship which has been hijacked by Somali pirates.
|
Supreme Court appears split on Somalia torture case
- LA Times
04/03/2010 1:41 AM EST
Reporting from Washington - Barre Yousuf, a Somali businessman living in the state of Georgia, spent much of the 1980s in a small, dark and windowless cell in Somalia.
|
Supreme Court: Justices Weigh Claims Over Torture in Somalia
- NY Times
04/03/2010 1:37 AM EST
WASHINGTON — After the Supreme Court heard an hour of technical arguments Wednesday about whether foreign officials may be sued in the United States over torture claims, one of the plaintiffs in the case stood on the steps outside and recalled what had happened to him in Somalia in the 1980s.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|